| | 400 views

Adiga Hooyadaaa ma Nooshahay..?

Hooyadaa ma nooshahay? Maxaad Jannada isaga xasdee Adigu?. Baarri u noqoshadeeda maad wadadii janno ka dhigatid.

Hooyadaa ma dhimatay, Rajo miyaad tahay? maxaad Jannadda uga xasdee iyada? Miyaadan aheyn ubad saalaxa oo ay dunida uga tagtay?.saddaxda camal ee geerideeda kadib aan ka go’eyn maad ka mid noqotid?.

Dad iyo duunyaba hooyo hagar la,aan waa lagu yaqaan, Haddad 9 cisho jirto & hadaad 90 sanno jirto waxa ay kuu aragtaa mid u baahan wehesheeda.

Fadlan aniga hal ixsaan ii sameey.

Hooyadaa, Haddii ay hadda kula joogto fadlan gacanta ka shumi( dhunko), hadeey kaa fogtahay fadlan wac oo ku dheh hadal ay ku faraxdo, haddii ay kaa dhimatay sida aniga oo kale, fadlan u duceey, waxana u sadaqey.

Qore: yahya Amir



Flag Counter



Barnaamijka Xidigaha Fanka waxaan maanta marti noogu ah Fanaanada Caasha Karaama *Dhageysi wacan*