| | 534 views

Dr. Cabdiwali Gaas ”Wadahadalada Soomaaliya iyo Somaliland wax ka soo baxaayaan Ma jirto ee Yaan dadka been loo sheegin…”

Dr. Abdiwali Gas oo ku dhawaaqay hadal aay ku dhici waayeen Madaxweeye Farmaajo iyo Ra’isul Wasaare Khayre oo ah:

Cabdiwali Gaas oo maanta khudbad uu jeediyey uu kaga hadlay waxyaabo aad u farabadan oo Ku saabsan aqoonsiga ay raadineyso Somaliland 27-kii sano ee la soo dhaafay, aysan jirin cid aqoonsatay, lana aqoobsan doonin in ay ka go’aan Soomaaliya inteeda kale.

Dr. Cabdiwali Gaas ”Wadahadalada Soomaaliya iyo Somaliland wax ka soo baxaayaan Ma jirto ee Yaan dadka been loo sheegin…”

Hadaladii uu halkaasi ka jeediyey waxyaabihii ugu muhimsanaa Waxaa Jamie ahaa:

1. Qofna kuma dhici karo inuu Soomaali kala jaro.

2. Awdal, Sool, iyo Sanaag Jamhuuriyada Soomaaliyeed beey
ka mid yihiin.

3. Hargeisa, Burco iyo Berbera wax Soomaalinimo u dhaamaa ineeyna jirin.

Halkan Ka Daawo





Wareysi ku saabsan Xidhibaanada cusub ee Sweden Aaliyah Faduma iyo Mohamed Abdulkani

Dhageyso wareysi xiiso leh: Guushii xildhibaanada cusub ee Somali-Swedhishka ee golaha deegaanada