| | 396 views

Digniin Ku socoto dhamaan Ariga somaliyeed.

Ujeedo: joojin dhaqdhaqaaq.

Masuulka ugu sareeya dhamaan Ariga soomaaliyed. Markuu arkay, habdhaqanka dadka, colaadaha, iyo siyaasada cusub ee heer qaran & heer global, aniga oo tixgalinaya bad qabka guud ee Ariga somaliyeed iyo jiilka dambe.

Waxaa la farayaa Ariga Gobaladu in ayna ka gudbin baraha kontorool ee beelaha, illa amar dambe inta beeluhu ka heshiinayaan. Gaar ahaan Aaga Tuka raq. FS: 1aad.

Sidoo kale Ariga ku nool magaala madaxda waxaa la farayaa, in ayna ka bixin guryaha ayna raadsadaan shubka ugu dhaw iyo in ay joojiyaan qaraaba salaamka carurtana ka fasaxaan wax barashada, inta ay jiraan qaraxyadu.FS: 2aad.

Go’aankanu waxa uu dhaqan galaa marka uu saxiixo. Mudane: Cali Uraaye, hogaamiyaha guud ee beel weynta Ariga.

Guul dhamaan Ariga somaliyeed.

FG.ha siyaasadeyn, caajiska isaga qaad bis. Una ducey Ariga.

Qore: Yahya Amir.



Flag Counter



Barnaamijka Xidigaha Fanka waxaan maanta marti noogu ah Fanaanada Caasha Karaama *Dhageysi wacan*