| | 313 views

Acmaasha Xajka ee looga Baahan Ruuxa Xajinaaya=Fadlan Daawo ama Dhagayso=

Sheekh Maxamuud Shiikhaay oo ka mid ah Culimada Soomaaliyeed ayaa ka hadlay Acmaasha Ruuxa Xijinaaya looga baahan yahay.

Hadaba Hoos ka dhagaysta Codka Sheekha oo uu ku faah faahinaayo Acmaasha looga baahan yahay Xaajiga.

 

Posted by Yusuf Sheikh Mahamud on Tuesday, July 3, 2018



Flag Counter



Barnaamijka Xidigaha Fanka waxaan maanta marti noogu ah Fanaanada Caasha Karaama *Dhageysi wacan*