| | 305 views

Croatia iyo Kabtan Modric oo iska Xaadiriyay Wareegga Sideedda dhamaadkaKoobka Aduunka.

Ciyaartan oo ku soo dhamaatay barbaro 1-1 ah ayaa markii la isku soo laabtay labada xulba aysan usuurta galin midkoodna uu shabaqa gaaro.

Waxaana sidaas qasab ku noqtay in ciyaarta lagu daro 30-daqiiqo o dheeri ah si midkood uu ugu biiro kooxaha iska xaadiriyay wareegga 8-da.

Inkastoo ay labada xulba abuureen fursado gool noqon karay balse si lamid ah qaybtii danbe ee ciyaarta wax gool ah la iskama dhalin ciyaarta ayaana kuoo idlaatay barabaro.

Markanna waxaa la isla aaday rigoorooyin ama gool ku laadyo taas oo ay xidigaha wadanka Croatia ay ku adkaadeen kadib 5-riigooro oo ay tuurteen ay dhaliyeen seddex kamid ah halka Denmark 5-rigooro oo ay tuurteen ay kaliya dhaliyeen 2 kamid ah taas oo kadhigan in ay Croatia ku awood roonaatay 3-2 rigooroyin ah.



Flag Counter

Archives



Barnaamijka Xidigaha Fanka waxaan maanta marti noogu ah Fanaanada Caasha Karaama *Dhageysi wacan*