| | 270 views

Xulalka Russia oo Spain ka reebay wareegga 16-ka koobka adduunka

Ciyaartan dhexmartay Xulalka Russia oo Spain ayaa aheyd mid aad u xiisa badan, iydoo qaybteedii hore ku soo dhamaatay barbato 1-1 ah oo ay labada xul ku kala Baxeen.

 

Qaybtii dambe markii la isku soo laabtay ayay labada xul abuureen fursado gool noqon karay walow aysan xulna usuurta galin in uu shabaqa gaaro.

Waxaana loo baahday in ciyaarta lagu daro waqti dheeri ah kaas oo xitaa aysan labada xul kukala bixin waxaana markan la aaday gool kulaad ama rigoorooyin.

Waxaana ku soo gudbauy xulka Russia kadib marki ay dhaliyeen xidigaha ruushku 4-rigoore oo ay tuurteen halka xidigaha isbaanishka ay laba rigooro iska qasaariyeen kuwas oo ay qasaariyeen xidigaha Koke iyo Aspas, taas oo ka dhigan inay Ruushku u gudbeen wareegga xiga iyaga oo la ciyaari doona xulalka Croatia Vs Denmark oo Caawa ciyaaraya.



Flag Counter

Archives



Barnaamijka Xidigaha Fanka waxaan maanta marti noogu ah Fanaanada Caasha Karaama *Dhageysi wacan*