| | 1,644 views

Shirky Af-Soomaali Maay I Dhaghanky 27-29 July 2018 Borås Sweden

Magaalada Borås ee dalka Sweden waxaa laga qaban dooraan kulan looga hadlaayo horumarinta luqada Soomaaliyga ee Maay-ga oo dad aad u farabadan oo Soomaali ah oo ku hadasho luqadaas, kulankaas oo markii ugu horeysay lagu qabto magaalda Borås ayaa waxaa soo abaabulay ururo ka ka dhisan magaaladaas.

Kulankaas waxaa soo abaabulay Salah Maxamed Ciise foundation, waxaana ka soo qeeb galaayo aqoonyahano aad u farabadan,

Shirkaas faahfaahin dheeraad ah waxaa ka wareysan abaabulaha ama afhayeynka kulankaas oo ah Cabdulqaadir Axmed Maxamed oo dadka u yaqaaniin Jiif sagaareey.

Wareysiga waxaa inoo soo qaaday Yoonis Khaliif

Halkan Ka dhageyso Wareysiga Jiif Sagaarey

 

 

 



Flag Counter

Archives



Barnaamijka Xidigaha Fanka waxaan maanta marti noogu ah Fanaanada Caasha Karaama *Dhageysi wacan*