| | 267 views

Maqaal: Baraha Bulshada Waxaa aad u qabsaday Guusha doorashada Maxaweyne Erdogan

Mar qura baraha bulshada waxaa Soo gartay gusha ugaray madaxweyne Rejep Tayyip Erdugan. Inta badan waxaa aad isku hamabalyo hawada isku marina yen soomalida qurbaha jookta iyo kuwa Kushan wadakii hooya ee soomaaliya waxaa aad logou duceynayay madaxweyne ardugan asagoona uu yahay hogamiyihii islaamka ka summer yasad ahaama uu aad uataageyro wadamada suniga .

 

Hadana waxaan aad uwada ognahay dadalka uu ku bixiyay dalka. Soomaaliya iyo sida uu ugarab istagay dalkaasi iyo wadamo badan oo muslimiin ah Fecbuuga ayaa ugu badan mellah lasoo dhigay muqalada madaxweyne rajab dayib ar Dugan iyo astanta dalka turkiga ayaaba hadana ay wada qateen tagerayasha madaxweyne rajab ardugaan .

Soomaaliada aya aad ugu faraxsan gushaan tariiqa ah uu garay ardugaan. Xukumada turkiga ayaa Waxaa Ay Sal cidan kiisa ebad ugu weyn ayaa Waxaa Ay ku leedahay geeska Afrika bari ee soomaliya tasona Ay ka dhigan tahay sida uu xukumada turkiga Ay ula socota xalada dalka soomaliya Waana madaxweyne Ay jecel yihiin shacbkiisa mel waliaba Ay kaga joogaa aduunka Ayna lagarab taganyihiin tagero dhan waliba ah Wadamo badan ayaa kaniyajabay soo bixitaanka ama ugaadhaan ugaray ar dugan ayagoona uu qorshohooda uu ahaa in Ay bur buriyaan cududa Ciidan Ay leydahay turkiga, dalka turkiga Waxaa uu qeyb lixad. Ah ku ley yahay ciidamada naato lisku yiraahdo ayaa U qeb kayahay ka siyasad ahan wadamada yurub matagersano siyasada uu dheylaya madaxweynaha rajab dayib ardugan waxana dalkiisa ama xukun katuridkisa Loo adegsadaa kooxo Mu caarad ah oo tageyro dhaqaalo ka soo helaya wadanada.

Reer yurub guulna kama aysan garin in xukunka Ay ka turam madaxweynahaasi dalka turkiga Ardugaan mellaha looga habalyenayay baraha bulshada mahan Un soomaliya. Ee Waxaa jiraaa baraha. Ay ku shekeystaan dadka Asalkooda ka soo jeeda minyaar oo Hada kahor si arxan daro ah Loo xasuuqay dadka ka suu jeeda gobalka ruhinga ah ee dalka miyinmaar aygoona. Uduceynayay madaxweynaha dalka turkiga aya ayagana soo dhigeyn baraha bulshda Ay kuawada xariiraan dadka ruhiingaha ah
Hadaba gushan ayaa Waxaa Ay ka dhigan tahay tagerida iyo niyisimada uu uahayo dalkiisa dadkiisa iyo diintiisa iyo cid waliba taakdaran lagana awood Roon yahay Ardugaan iyo shacabka turkiga wadan garay guul iyo gonimo

Bashiir Jiidaal

 



Flag Counter

Archives



Barnaamijka Xidigaha Fanka waxaan maanta marti noogu ah Fanaanada Caasha Karaama *Dhageysi wacan*