| | 351 views

Iker Casillas Oo Keenay Koobkii Aduunka, Iyo Qeybihii Hore Xafladda Daah Furka Koobka Aduunka.

Waxaa Koobka Aduunka Loogu soo bandhigay taageereyaasha gegida Luzhniki, waxaana keenay Iker Casillas iyo gabadha ugu qurxda badan Russia.

Casillas and Natalia Vodianova waxa ay soo hor itageen saf aad loo sharxay si ay jamaahiirta u tusaan koobka ay 32 dal u hardami doonaan.

Kabtankii hore ee Real Madeid iyo Spain Casillas, oo koobka aduunka qaaday 2010 ayaa la arkay isaga oo kor u qaadaya koobka.

Casillas waxa uu koobka wada tusay isaga oo kor u haya afarta dhinac ee garoonka kahor inta uusan ka bixin gegida si loo bilaabo madaddaalada bilaabasha ciyaarta ka horreysa.





Wareysi ku saabsan Xidhibaanada cusub ee Sweden Aaliyah Faduma iyo Mohamed Abdulkani

Dhageyso wareysi xiiso leh: Guushii xildhibaanada cusub ee Somali-Swedhishka ee golaha deegaanada