| | 342 views

Qisadii Xafidkii Axaadiista rasuulka – Rag iyo Dumar taariikhada raadeeyay (4)

Assalamu Calaykum

Taariikhada rag iyo dumar ayaa raad la xusuusta kaga taga. Taariikhoodu dhibaatooyinkeena ma xaliyaan laakiin casharo ayaa inoogu jira aynu ka faa’idaysn karno hadii aan si fiican u dhuuxno.

Bishan Ramadaanta ee sanadkan waxa aan idin la wadaagi doona barmaamijyo kooban oo ka mida qisooyinka  qaar ka mida ragaas iyo dumarkaas. Kani waa barmaamijkii 4aad ee barmaamijyadaas. Fadlan hadaad waqti u hesho halkan ka daawo siina fidi.



Flag Counter

Archives

Wareysi ku saabsan Xidhibaanada cusub ee Sweden Aaliyah Faduma iyo Mohamed Abdulkani

Dhageyso wareysi xiiso leh: Guushii xildhibaanada cusub ee Somali-Swedhishka ee golaha deegaanada