| | 1,344 views

Daawo: Tv-yaad Carabta: Macquul ma’aha Soomaaliya oo Macluul hayso iney dhoofiyaan 2000000….

Nin Carab ah oo u dhashay wadanka Aljeeriya oo aad iyo aad ula yaabsan sida ay Ku dhacday wadankaan macluush dilatay in ay dhoofiyaan xoolo aad u farabadan sanad walbo.

Hadii la dhihi lahaa wadanaka Faransiiska ama Jarmalka ayaa dhoofiyo 2000000 ido ah Waa wax caadi ah laakiin sidey macquul Ku tahay wadankan aan ognahay meesha ay joogaan markii naloo fiiriyo ayaa dhoofiyo 2000000 Ari iyo 2000000 ido iyo kumanaan lo ah iyo geel ah.

Waa inaan fikirnaa oo aan dhoofinaa oo aysan noqon in aan wax soo dhoofsano kaliya maadaama wadankaas oo aan isku cimilo nahay ay dhoofoyaan xoolo intaas la eg.



Flag Counter

Archives

Barnaamijka Xidigaha Fanka waxaan maanta marti noogu ah Fanaanada Caasha Karaama *Dhageysi wacan*