| | 309 views

Qaraxyo oo Ismiidaamin ah oo ka dhacay Indonesia

Ugu yaraan 8 qof ayaa  ku dhimatay, 13 kalena waa ay ku dhaawacmeen qaraxyo  ismiidaamin ah, oo lala beegsaday kaniisadaha ku yaalla magaalada labaad ee ugu weyn Indonesia ee Surabaya.

Qaraxyadda ayaa waxaa fuliyay rag isku soo xiray Waxyaabaha Qarxa sidda ay xaqiijiyeen laamaha Ammaanka.

“Saddex weerar ayaa ka dhacay saddex kaniisadood, walina waxaa socda Gurmad” ayuu yiri Barung Mangera, oo ah afhayeenka bariga Java.

Sida uu sheegay Afhayeenka Weerarka ayaa lagu qaaday ku dhawaad 3 Kaniisadood, waxaana toogtay Ciidamada Ammaanka qaar ka mid ah raggii Weerarka soo qaaday.



Flag Counter

Archives

Wareysi ku saabsan Xidhibaanada cusub ee Sweden Aaliyah Faduma iyo Mohamed Abdulkani

Dhageyso wareysi xiiso leh: Guushii xildhibaanada cusub ee Somali-Swedhishka ee golaha deegaanada