| | 588 views

Geesiyaashi la hilmaalmay:Xuska maalinti la asaasay ururki dhalinyarada somaaliyeed ee SYL–15 May 1943

Aan kubilaawno magacyada 13ki dhalinyaro ee asaastay Aabbayaashi Xuriyada Somaaliiya.
1.OsmanGedi Rage

2.Mohamed Farah Hilowle

3.Mohamed Ali Nur

4.Haji Mohamed Hussein

5.Abdulqadir Saqawadin

6.Dhere HagiDhere

7.Hudow Moalim Abdullahi

8.Mohamed Hirsi Nur

9.Dahir Haji Osman

10.Mohamed Osman Bardura

11.Yasin Hagi Osman

12.Ali Hassan Maslax.

13Maxamed CabdulaahiXayeesi


Tariihkdamarkieheedbisha May 15, 1943 dhalinyaroooSoomaaliwadani ah ayakushiraymagaaladaXamarwaxeynaabuureenxisbisiyaasadeedkiugahoreeyayee ka curtaSomaaaliya.- Somali Youth Club (SYC). Sanadki 1947 ururkawaxuiskubadlay Somali Youth League (SYL) waxunabilabay in xafiisyo ka furtogobolada kale eedalka. Ururka SYL waxuhelaytageeradashacabkakunoolSomaaliooidil. HadafkaxisbigawaxuahaaykunadhisnaydafacaadkadanahaguudeeumadaSomaaliyeed, waxeeyne ka so horjeedeenxukunkagumeeysiga. SYL waxeymamnuucdayqabyaalada, xatawaxeydiideensedexiyotobankoodaba in eeysheegaanqabiilkaeey ka dhashteen. Halganga SYL waxuhorseedayxuriyadaiyomidnimadaSomaaliyabishiLuulyo 1960ki. Malinta 15 May, xatawaqtigaanadagaankujirno, waxawaajibnagu ah in la sooxasustogeesiyaashiasaasi SYL, aabayaashigoboinimadaiyoxuriyadaaanxarsaneeyno.
Sidi dalalkaiyoumadaha kale eedunida, dalkeenaSomaaliyawaxuleeyahayoo ka dhashaygeesiyaalaanmarne la iloowikarin. GobolkaBanadiriyodadka ka dhasaywaxekuleeyahiinqeeblibaaxgeesiyaashiaasaasi SYL. Markaaadeegtiidjawigasiyasadeediyojahawareerkaeey manta Somaaliyakujirto; markiqaranimadilagubadalayqobaleeysiiyoqabyaalad; markimadaxdaqarankaeeynoqdeenqab’qablayaaldagaaliyomooryaanwaxaino furan in aan so bandhignotaariikhyarookusaabsansadaxiyotobankidhalanyaroeeasaastay SYL. Shan ka mid ah waxey ka dhashteenqoomiyadaBanaadiriga/ReerXamar; afar ka mid ah waxey ka dhashteen Darood; laba ka mid ah waxey ka dhashteenDigil/Mirfle; laba ka mid ah waxey ka dhashteen Hawiye, hal ka mid ah waxu ka dhashtay Dir. Aaweennidaamkaancunsirga ahee 4.5eeyhadaqaateen.

Riyada sadex iyo toban kaan dhalanyaro oo ku dhisneet in la awuuro somaali oo xur ah, oo nabad ah oo wadjirta kuna dhisan mabaadi suuban, sharci iyo cadaalad weli wa ku jirta quluubta umada somaaliyeed inteeda badan. Laakin weli waxa jira in yar oo imaanka ka tagay oo qabyaalada dilatay qalibigaane madoowaadi ee goboleeysiga ku qaraabto.

 

BurfuuleGaabow

Mr.Burfuule@yahooco.uk



Flag Counter

Archives

Wareysi ku saabsan Xidhibaanada cusub ee Sweden Aaliyah Faduma iyo Mohamed Abdulkani

Dhageyso wareysi xiiso leh: Guushii xildhibaanada cusub ee Somali-Swedhishka ee golaha deegaanada