| | 1,508 views

Daawo Dooda Caalim iyo Xirsi: Dowlada dhexe iyo maamul goboleedyada sidee uwada shaqeyn karaan

Barnaamijka falanqeynta dhacdooyinka todobaadka ayaa waxaa looga doodaayey doorka dowladda federalka iyo dowlada goboleedyadda, caqadaha jiro ee iska horkeenaya maamul goboleedyada iyo dowladda dhexe, maxaa la gudboon dowladda dhexe si ay u maareyso xurguha ka dhaxdhaca labadaas maamul.

Waxaa doldas ka qeyb galaayo labo aqoonyahano oo kala degen badanka Finland iyo Sweden. Maxamed Caalim oo degen dalka Finland iyo Axmed Xirsi oo degen wadanka Sweden.

Dooda waxaa inoo daadihinaayo Ikraam Cali Kaar iyo Saabir Cilmi.



Flag Counter

Archives



Barnaamijka Xidigaha Fanka waxaan maanta marti noogu ah Fanaanada Caasha Karaama *Dhageysi wacan*