| | 330 views

Faallo: Somaaliya ma Jamhuuriyad baa mise Waa Federaal

Waxaa idiin weydiiyey Soomaaliya ma Federaal Baa mise waa Jamhuuriyad, Boorka uu Madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Farmajo Shirka Jaamacada Carabta ku Fadhiyaa waxaa ku Qoran Jamuuriyadda Soomaaliya (Republic of Somalia).

Waana markii Labaad oo aan arkayo Boorkaas, mise Dadka u qaabilsan Madaxweynaha Baratakoolka ayaan ogeyn oo aan la socon in Soomaalia qaadatey Nidaamka Federaalka sidaa Darteed Shaqsiyan waxaan u qaatey in Jaamacadda Carabta ay nala rabto Jamhuuriyad Mideysan oo ay ka soo horjeedaan waxa la yiraahdo Federaalka marka Fikrkaada ku aadan Boorkaan maxay kula tahay.

Flag Counter





Barnaamijka Xidigaha Fanka waxaan maanta marti noogu ah Fanaanada Caasha Karaama *Dhageysi wacan*