| | 756 views

C/qaadir Nuune “Mushtamaca Soomaalida [Zwolle] waxeey muujiyeen midnimo iyo isku duubni…”

Jaaliyadda Soomaalida Zwolle & nawaaxigeeda ayaa waxaa calayma sareen gudoomiye Cabadulqaadir Cali Nuune kulankaasi ayaa waxaa ka soo qeybgalay dad weyne aad utira badan iyo fananiin oo ay ka dhaxmuqden fananiita kala ah Muusa Shiiq iyo Faaduma shiina.

Uguhoreynti caleyma sarkasi waxaa lugu dah furay ayadaha quranka kariimaka oo halkaasi kasoo jediyay fadiilatul shiiq Cumar, waxaa loo sii gudbay dhankii qodbadooyinka iyo madadalo iskugu jira oo ay halkasina ay ka dhacaday wacadaro faneed iyo sheekooyin iskugu jira.

Ugu horeynti waxaa kahadlay Gudoomiya ku xigenka koowwaad ee jaaliyada zwoolla iyo nawaa xigeeda mudane Cabdi Nuur Farax iyo la taliyaha dhanka maaliyada Cabddulaahi Ali jaamac iyo Hamdi Jaamac oo ah xogeynta Jaaliyada zwoolla.

Marati sharafyadii ka soo qeybgalay kullunkaasi careemasaarka lugu casuumay ayaa waxa kamid ah Abdulaahi Hassan oo looyaqaan dhudhi iyo Cabdulaahi Ciisa iyo yuusuf mac loow iyo Maxamed wali iyo marti sharaf ad u badan oo aan halkan lugu soo koobi karin aygoona soo dhaweyen isku duubnida ay muujiyeen jaliyada soomalida zwolla iyo nawaaxigeeda sida ay u yihiin dad isku xiran oo meel qurana ka soo wadajeeda.

Gudoomiyaha ayaa balan qadkisa kamid ahaa in ay hellan goob ay isku yimadan jaaliyada soomalida ee ku dhaqan zwoolla iyo nawaxigeeda kuna qabsan lahaayen munasibadooyinka qiimaha badan sanad gurooyinka in ay helan tasina ay dhacday in ay hellan goob ay soomalida iskaga war qadi karaan kuna kulmi karan malmaha ciidha iyo munasibadooyinka qaran
Caleemasarkan shalay lagu qabtay Magaalada Zwolle ee waddanka Holland, halkaas oo Guddoomiyaha Guddiga Jaaliyadda C/qaadir Cali [Nuune] ku soo bandhigay taageerida ay u hayaan qeybo ka mid ah bulshada Soomaalida ah ee ku dhaqan Zwolle & deegaanada ku dhowdhow, waxaanna xafladda ka soo qeyb galay waxgarad isugu jira aqoonyahanno, odayaal, haween, dhalinyaro waxaa ayna ku soo dhamatay jawi aad u macaan.

Xafladdan, ayaa ku soo beegantay xilli uu soo shaac baxay kala qeybsanaan soo kala dhex-gashay aas-aasayaashii Guddiga oo 2 garab u kala jabay.

Guddoomiyaha Jaaliyadda C/qaadir Nuune oo xafladdaasi khudbad dheer ka jeediyey ayaa ku nuuxnuuxsaday in Jaaliyadu ka gudubtay xilligii ay aayaheeda u hoos fadhiisaneysay shaqsiyaad koobban, wuxuuna xusay in Soomaalidu dooratay Guddi cusub oo si hufnaan & cadaalad ah waajibkooda u gudanaya.
W/Q/Bashiir jiidaal Baroow
Bashiirjiilaal@gmail.com



Flag Counter

Archives

Wareysi ku saabsan Xidhibaanada cusub ee Sweden Aaliyah Faduma iyo Mohamed Abdulkani

Dhageyso wareysi xiiso leh: Guushii xildhibaanada cusub ee Somali-Swedhishka ee golaha deegaanada