| | 536 views

Xildhibaan Faadumo” Anagu laaluush ma rabno”

Xildhibaan Faadumo Odawaa Raage oo ka mid ah xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa waxa ay sheegtay in dalka uu galay xaalad adag, islamarkaana loo baahan yahay in la badbaadiyo.

Xildhibaanada ayaa sheegtay in dalka loo baahan yahay in la hormariyo, islamarkaana la iska dhaafo Mooshinka iyo laaluushka socda.

Madaxweynaha ayay ku eedeeysan in uu dayacay Sharciga iyo kala dambeynta.

Waxaa ay xustay in Gudoomiye Jawaari uu yahay hoggaan doorasho ku yimid, islamarkaana ay tahay nasiib daro in laga codsado in uu iscasilo, xilli laga rabay in uu sharciga ku baxo.

Madaxweynaha ayay sidoo kale sheegtay in kor kala socdo Khilaafka Golaha Shacabka.



Flag Counter

Archives

Barnaamijka Xidigaha Fanka waxaan maanta marti noogu ah Fanaanada Caasha Karaama *Dhageysi wacan*