| | 1,458 views

Video: Jen. Paul Lokech ”Waxaan ku qasbanaaday in aan kasoo baxo furimaha dagaalka si aan badbaadiyo…”

Markii ay bilaabatay xaaladdan kacsan ee ka dhex taagan golaha fulinta iyo sharci dajinta, waxaan ku qasbanaaday in aan kasoo baxo furimaha dagaalka si aan arrintan u dhex galo.

Walaalahayga soomaali yeedow, dhib badan ayn kasoo marnay in aan imaano meesha aynu maanta taagannahay, sidaa daraadeed waa in aan danaheena dib u dhignaa oo aan soo hor marinaa danta guud ee Soomaaliya……..”.

Jen. Paul Lokech, oo ah taliyaha AMISOM ayaa ereyadaas ka hor yiri qaar kamid ah xildhibaanada Soomaaliya iyo Gudoon kooda kadib markii Maanta lagu soo kala tagay xarunta Baarlamaanka.

Xaqiiq waa inta ay garan waayeen Odayaasha & Xildhibaanada & kuwa sheegta Aqoon yanada ee nasiibka u yeeshay inay maanta na hor boodaan.

Waana nasiib daro in Wiil kaasi ku yiraahdo Walaalayaalow dal kiina u naxa oo shacab kiina u naxa oo arimihiina xalista xanuun bey nagu heysaaye,

FG:- qoraalku waa dheeraa balse intaan baan ka soo qaatay.

Xigasho: Aweys Xaaji

=Waxaad maanta bi’saan Biri ha u shalaayina.=





Wareysi ku saabsan Xidhibaanada cusub ee Sweden Aaliyah Faduma iyo Mohamed Abdulkani

Dhageyso wareysi xiiso leh: Guushii xildhibaanada cusub ee Somali-Swedhishka ee golaha deegaanada