| | 398 views

Maraykanka oo Howlgalka lagula Dagaalamayo Al-Shabaab Malaayiin Doolar ugu deeqay

Rex Tillerso Xoghaya Arrimaha Dibadda Mareykanka oo booqasho ku maraya qaar ka mid ah wadamada Afrika ayaa Howl galka Midow Africa ee AMISOM ee ay ka wadaan Soomaaliya ku aamanay dagaalka ay kula jiraan Al-Shabaab iyo dadaaladooda Xasilinta Soomaaliya.

Xoghaya Arrimaha Dibadda Mareykanka ayaa balan qaaday in Dowladiisu ay la shaqeyneyso Ciidamada Midowga Africa si Al-Shabaab looga adkaado, loona ciribtiro Argagixisadda geeska Africa iyo Dadaaladda Dowladaha Badan ay ugu jiraan dhameynta Xag jirnimadda.

Dhanka kale Maraykanka ayaa Howlgalka lagula Dagaalamayo Al-Shabaab ee Soomaaliya u balan qaaday $140 Million, taasi oo uu sheegay in wax ka tari doonto Dar-dar galinta Dadaaladdda Xasilinta Soomaaliya.



Flag Counter

Archives

Barnaamijka Xidigaha Fanka waxaan maanta marti noogu ah Fanaanada Caasha Karaama *Dhageysi wacan*