| | 971 views

Dhageyso: Wareysi ku saabsan dalaga Cassava ama Moxoga iyo waxtarkiisa aan ka waydiinay Dr Cabdulqaadir Nuur Hadaafow

Cassava ama Moxoga waa geed aad iyo aad u qiimo badan oo ka bixi karo wadamada kuleelayaasa ama wadamada tropicalka, geedkaan wuxuu ku bixi karaa dhulka qalalan ama aan biyaha badan leheen,dhulka uu ka bixi karo waa dhulka ciida bacaadka iyo xataa dhoobada ama isku jirka dhoobada iyo ciida.

Moxoga aad loogama beerto Soomaaliya laakiin wadamada kale ee afrikaanka aad ayey u beertaan, waxaana ay u isticmaalaan waxyaabo fara badan sida ayagoo bur ka soo saara isla markaana u dii basala bastade ama rostiga, Cassava waxaa kale oo laga soo saari karaa tamar ama enerigi sida etanol oo loo isticmaali karo shidaal ahaa baabuurta.

Geedankan Mologa waxaa laga sameytan karaa hadii aan nahay cajeerada, soorta iyo muufada iyo waxyaabo kale oo badan

Wareysiga oo dheer waxaa idin faahfaahin doono Dr Cabdulqaadir Nuur Hadaafow oo ku sugan magaalada Mogadishu.

Wareysiga waxaa inoo daadhinaayo Axmad Faaran oo ku sugan istuudiyaha somaliweyn Radio ee Gothenburg Sweden.

Dhageyso Wacan



Flag Counter

Archives

Barnaamijka Xidigaha Fanka waxaan maanta marti noogu ah Fanaanada Caasha Karaama *Dhageysi wacan*