| | 488 views

Dhageyso: Barnaamijka Gorfeenta Siyaasada oo marti noogu ah siyaasi Axmed Xirsi oo ka tirsan xisbiga Vänster Party Sween…

Barnaamijka Gorfeenta Siyaasada oo aan ku wareysanay siyaasi Axmed Xirsi oo ka tirsan xisbiga Vänster Party ee xisbiga hanka bidix isagoo jogga magaaladaiisa ee Umeå ee Sweden.

Dhawaanahan wadanka  Sweden waxaa lagu qaban doonaa doorashooyinka dalka oo 4-tii sano mar la qabto, Soomaali farabadan ayaa doorashadaasi isasoo sharaxa oo rabo in ay ku biiraan siyaasda wadanka Sweden si ay samen ugn yeeshaan talada dalka.

Waxaan Wareysigan inoo warareysan doono Yoonis Khaliif….

Wareysigane isdatan ayuu dhacany…..



Flag Counter



Barnaamijka Xidigaha Fanka waxaan maanta marti noogu ah Fanaanada Caasha Karaama *Dhageysi wacan*