| | 885 views

Cabdullahi Sh. X. Hantiwadaag ”Arinta Dekeda Berberaha in ay heerkaan ay gaarto waxaa ka seexday dowlada Federalka…” Dhageyso

Aaa Wareysi aan la yeelanay rug cadaaga warbaahinta Cabdulahi Sheekh Xusseen Hantiwadaag oo falanqeyn ku sameeyey  muranka shirkada DP World iyo Somalia.

Mar al weydiiyey sababta keentay in shirkadaas ay ku dhiirato in ay inkirto in ay dowladda federalka ee Soomaaliya aysan waxba ka qaadi karin ayna somaliland ay tahay dowlada madaxbanaan, waxaa uu ku jawaabay in doslada federala ay aaa höre la rabatt in ay sax ka qabato oo ay la hadsho safiirka emaaraadka, hadda oo ay arintu qasan tahay waxaan u saarinaayaa in dowladda arintaan ay ka seexatay..ayuu yiri Cabdulahi Hantiwadaag.

Wareysiga waxaa inoo qaaday Yoonis Khaliif waxaad ka daawan kartaan halkan isagii oo dhameystiran…



Flag Counter



Barnaamijka Xidigaha Fanka waxaan maanta marti noogu ah Fanaanada Caasha Karaama *Dhageysi wacan*