| | 529 views

MD Farmaajo oo fariin u diray Ciidanka Xoogga Dalka

Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo madaxweynaha JFS ayaa fariin dar daaran ah u diray dhammaan Ciidamada Xooggga dalka Soomaaliyeed.

Madaxweyne Famaajo ayaa sheegay in Ciidamada DFS looga baahan yahay in wax weliba ay ka hor mariyaan Difaaca Qaranka.

Waxaana uu tilmaamtay in ay muhiim tahay in xooga ay saaraan sidii Al Shabaab looga saari lahaa deegaanada ay weli ka maamulaan dalka.



Flag Counter

Archives



Barnaamijka Xidigaha Fanka waxaan maanta marti noogu ah Fanaanada Caasha Karaama *Dhageysi wacan*