| | 2,190 views

Barnaamijka Xidigaha Fanka waxaan maanta marti noogu ah Fanaanada Caasha Karaama *Dhageysi wacan*

Barnaamijka Xidigaha Fanka waxaan maanta marti noogu ah Fanaanada Caasha Karaama oo ay dhalax ahaan fanka ay ka dhaxashay hooyadeed iyo awoowaheed allaha u naxariistee labadaba Faadumo Qaasin Hilowle iyo Qaasin Hilowle.

Waxaan maanta halkans ku wareysan doonaa sida ay fanka ay ku soo gashay iyo waxyaabo kale oo fara badan ee dhageysi wacan.

Waxaa wareysiga inoo daadhin doona warye Yoonis Khaliif

Halkan Ka dhageyso



Flag Counter



Barnaamijka Xidigaha Fanka waxaan maanta marti noogu ah Fanaanada Caasha Karaama *Dhageysi wacan*