| | 401 views

Dhimsita Ciidanka AMISOM oo laga digay

Shanta wadan ee Bariga Africa ee ku deeqay ciidanka AMISOM ee jooga Soomaaliya ayaa ugu baaqay Qaramada Midoobay in dib loo eego qorshaha ah in ciidanka AMISOM si tartiib tartiib ah looga saaro Soomaaliya.

War murtiyeed ay wakiillo ka kala socday dalalkani kasoo saareen shir ay ku yeesheen magaalada Kampala ee dalka Uganda ayay ku sheegeen in ay wali jirto baahi loo qabo sii joogitaanka ciidamada AMISOM ee Soomaaliya sanadka 2020-ka.
 Wariyaha VOAda Halima Athumani ayaa warbixintan ka soo dirtay Kampala, waa kan Maxamed Cabdi Xassan oo inoo soo jeediya.



Flag Counter



Barnaamijka Xidigaha Fanka waxaan maanta marti noogu ah Fanaanada Caasha Karaama *Dhageysi wacan*