| | 496 views

Beyle “Waan xalinay cabashadii Ganacsatada Soomaaliyeed”

Wasiirka Maaliyadda XFS C/raxmaan Ducaale Beyle oo shir jaraa’id ku qabtay Xafiiskiisa ayaa ka warbixiyay waxyaabihii u qabsoomay Bishan sii dhamaaneyso ee February.

Waxaana uu sheegay in ay wax badan ka qabteen arrimaha Maaliyaadda, taas oo uu xusay in hay’adda Lacagta Aduunka ee IMF ay amaantay hanaanka Maaliyadeed ee Soomaaliya.

Wasiirka Maaliyadda XFS C/raxmaan Ducaale Beyle oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Xafiiskiisa ayaa ka warbixiyay waxyaabihii u qabsoomay Bishan sii dhamaaneyso ee February.

Waxaana uu sheegay in ay wax badan ka qabteen arrimaha Maaliyaadda, taas oo uu xusay in hay’adda Lacagta Aduunka ee IMF ay amaantay hanaanka Maaliyadeed ee Soomaaliya.



Flag Counter

Archives

Barnaamijka Xidigaha Fanka waxaan maanta marti noogu ah Fanaanada Caasha Karaama *Dhageysi wacan*