Home » March 31st, 2018 Entries posted on “March, 2018”

Muuse Biixi:”Dowlada Federalka waxay Dagaal kula jirtaa Heshiisyada aan la galnay Imaa..”

Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi ayaa sheegay in xukuumada madaxwayne Farmaajo ay dagaal kula jirto heshiisyada ay Somaliland la gashay dowlada Imaaraatka Carabta iyo shirkada Dp World ee lagu wareejiyay maamulka dekada Berbera. Madaxweynaha Somaliland oo shir Jaraa’id ku qabtay Magaalada Hargaysa ayaa in qoraalka ay dowlada federaalku u gudbisay QM uusan ahayn mid ay kaga […]

March 31st, 2018 | Posted in Wararka | Read More »

Talyaaniga oo Muwaadin Haashi siisay Magdhow,kadib markii uu si khalad xabsiga ugu jiray sanado.

(ANSA) – Rome- Nin Soomaali ah oo si khalad ah loogu xukumay dilkii wariye RAI Ilaria Alpi iyo sawir qaade Milan Hrovatin Jimcihii ayaa saddex milyan oo yuuro oo magdhow ah lagu siiyay inuu ku dhawaad ​​17 sano oo xabsi ah. Xaashi Cumar Xassan ayaa helay lacag dhan 3.181 Milyan oo Euro markii uu xukunka […]

March 31st, 2018 | Posted in Wararka | Read More »

Faa’iido intee le’eg ayey midnimadu u leedahay dadka Soomaalida iyo dalkooda ?

Waxaan qormadan kaga hadli doonaa haddii uu Rabbi idmo mowduuc aan isleeyahay ma jiro wax uga muhiimsan dadka Soomaalida ee maanta nool, Gaar ahaan kuwa ku dhaqan dhulka Jamhuuriyadda. Mowduucan, Ayaa ku saabsan faa’iidada ay leedahay midnimada. Inta aan ku guda jiro qormadeyda, Waxaan ka jawaabi doonaan su’aasha aan cinwaanka uga dhigay qormada oo ah: Faa’iido intee le’eg ayey midnimadu u leedahay dadka Soomaalida iyo dalkooda ? Inta […]

March 31st, 2018 | Posted in faallo,Wararka | Read More »

Hala yaabin magaalada Duuleysa!!!.

Dhacdadii lagu arkay tuulada qoryaale oo u dhaw degmada Jalalaqsi, Bishan Marso 2018, arrintaa qof ahaan beeni maayo. Sabab? Hore ayaa loogu arkay Somaliya iyo meela kale, sida Nageria, US, UK, iyo China. Muddo laga joogo in ka badan 20 sanno, annaga oo galab joognaa magaalada Ceel Baare ee degmada Galcad oo dhinaca barri uga […]

March 30th, 2018 | Posted in faallo,Wararka | Read More »

Constitutional Review Process civil society Discussion Meeting in Baidoa

Baidoa: South West State of Somalia Civil Society Representatives had a constitutional review process discussion meeting in Baidoa organized by Somalia South Central Non-State Actors (SOSCENSA),the meeting was participated by members of South West State CSO including ;Religious Leaders , Traditional Elders , Women Groups , Youth Organizations , CSO key Members , media and […]

March 30th, 2018 | Posted in english | Read More »

Dallada SOSCENSA oo ka digtay in Khilaafka Gudoonka Golaha Shacabka uu sababo qal-qal Siyaasadeed

Muqdisho-Dallada Bulshada Rayidka ee koofurta iyo bartamaha Soomaaliya ee SOSCENSA waxa ay ka walaacsan tahay khilaafka siyaasadeed ka dhex jira hey’adaha Dastuuriga ah kaasi oo ku yimid mooshin laga keenay guddoomiyaha golaha Shacabka Mudane Maxamed Cismaan Jawaari. Daladda Bulshada Rayidka waxa ay dadaallo u gashay uguna jirtaa xallinta khilaafka, waxa ayna u xil saartay guddi […]

March 30th, 2018 | Posted in Wararka | Read More »

Siyaasiyow iska hubi,wax qabadka aad ku faanee,ma lagula fahamsan yahay=NASASHADA JIMCAHA=.Q- 89aad.

(Wax Akhyaar loogu maahmaahana ma lehe) 1-Nin ayaa waxa uu qabay xaas waxayna isku lahaayen 4 caruur ah,wuxuu soo aroosay Naag kale oo yar, wuxuuna soo dajiyay isla gurigii. Deriskii ayaa ka yaabay raaliya nimada xaaska weyn iyo sida wanaagsan oo ay ula dhaqmee Min yarada. Maalintii dambe min weyntii oo guriga ka maqan ayaa […]

March 30th, 2018 | Posted in faallo,Wararka | Read More »

Falanqeynta Maanta: Xidhibaanadu cod haku kala baxaan si mooshinku sax u noqdo.

Kullan looga hadlayey sida uu ka yeeli lahaa mooshinka xooga weyn ee xilka looga qaadayo Guddoomiye jawaari ayaa shalay wuxuu isugu yeeray inuu saxiibadii kala tashado go’aanka ugu dan beeya waxa uu ka yeeli lahaa arinkan. Mooshinka ee sii adkaanaya. Dhaqanka siyaasiyiinta afrika markay waqti dheer siyaasada ku jiraan waxaa ku adkaata in si fudud […]

March 30th, 2018 | Posted in Wararka | Read More »

Jawaari oo shir guddoomiyay kulankii guddiga joogtada Golaha Shacabka

Guddoomiyaha Golaha shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa galabta shir guddoomiyay kulankii Guddiyada Joogta Golaha, iyadoo kulanka looga hadlayay sidii dib loogu bilaabi lahaa howlaha caadiga ahaa ee fadhiyada Baarlamaanka. Kulanka ayaa waxaa ku sugnaa Guddoomiye kuxigeenka labaad Mahae Cawad, xubmaha Guddiyada iyo Hab dhowrayaasha, iyadoo uu ka maqnaa Guddoomiye kuxigeenka 1aad C/wali Muudey. Wararka […]

March 29th, 2018 | Posted in Wararka | Read More »

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir oo ka qeyb qaatay Ololaha Nadaafadda iyo Bilic soo celinta Caasimadda

Muqdisho-Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa ka qeyb qaatay ololaha billahaa ee Nadaafadda iyo Bilic soo celinta Caasimadda oo maanta ka dhacay guud ahaan degmooyinka Muqdisho. Guddoomiyaha ayaa socod ku soo maray goobaha qashinka laga gurayey oo kamid yihiin degmooyinka Kaaraan iyo Cabdicasiis , waxuna gacantiisa uga qayb […]

March 29th, 2018 | Posted in Wararka | Read More »

Flag Counter

Archives

Wareysi ku saabsan Xidhibaanada cusub ee Sweden Aaliyah Faduma iyo Mohamed Abdulkani

Dhageyso wareysi xiiso leh: Guushii xildhibaanada cusub ee Somali-Swedhishka ee golaha deegaanada