Home » February 28th, 2018 Entries posted on “February, 2018”

Maraykanka oo liiska argagixisada ku daray ku xigeenka hoggaamiyaha Daacish ee Puntland

Dowladda Maraykanka ayaa caawo liiska argagixisada ku dartay hoggamiye sare oo ka tirsan kooxda Daacish ee ku sugan buuraleeyda gobolka Bari ee Puntland. Qoraal ka soo baxay Waaxda Arrimaha debadda Maraykanka ayaa lagu sheegay in liiska argagixisada lagu daray,ku xigeenka hoggaamiyaha Daacishta Soomaaliya oo lagu magacaabo, Mahad Macallin. Ninkaan ayaa sidoo kale qaabilsan fududaynta sanaadda […]

February 28th, 2018 | Posted in Wararka | Read More »

Falanqeyn. Shalay iyo maanta Muqdisho kala wanaagsen

Bulshada ku nool muqdisho ogaada Farqiga u dhaxeeya shalay oo colaad muqdisho ahayd iyo Maanta oo Nabad ka jirto. Sidaan soo sheegnay Nabadu waa qiimaha nolosha, waxayna kabilaabataa inuu qofku daneeyo/ jeclaado siduu naba ugu noolaan lahaa. Qofwalba iyo Bulsho walba waxay nabada ka heshaa horumar iyo inaad ku fikirto waxa wanaagsen Colaadu waa cadawga […]

February 28th, 2018 | Posted in Wararka | Read More »

U.S. military kills two al-Shabab militants, injures another

MOGADISHU,  (Xinhua) — The U. S. forces on Monday conducted an airstrike against Al-Shabaab militants in southern Somalia, killing two terrorists and injured another, the military said on Tuesday. The U.S. Africa Command (Africom) said no civilian was killed in the drone strike which was carried out on Monday in coordination with Somalia government in […]

February 28th, 2018 | Posted in english | Read More »

The New Way of Working is not exactly “new’ to Somalia

Efforts that focus on making people less vulnerable to shocks by building their resilience have long been viewed as a way to link emergency response and long-term development aid. These linkages which address the root causes of a crisis are particularly critical for sustaining life in a protracted emergency like Somalia. So, it was fitting […]

February 28th, 2018 | Posted in english | Read More »

Ar anniga, Dhiig kar Ha igu Riddina!!!

Subaxaan waxaan raacay nin saaxiibkey ah Md. Nur oo ah gancsade caan ku ah magaalada Xamar, waxaan tagnay xarun safaarad Xamar ku taal, oo baabuur uu ka gadayay. Barxada Safaardda waxaa noogu yimid Safiirkii Ajnabiga ahaa. barxada safaarada gudaheeda ah,waxaa laga qodayay god, waxaana ag tiil bir dheer. Waxaan weydiiyay safiirkii godkan, maxaa loo qodayaa?. […]

February 28th, 2018 | Posted in faallo,Wararka | Read More »

Dowladda Uganda oo martigelinaysa hoggaamiyayaasha AMISOM

Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni ayaa 2-da Maarso ku qaban doona shirar lagu qabanayo Wadamada Ciidamada AMISOM ee Soomaaliya (AMISOM) ee ku sugan Kampala. Hoggaamiyeyaasha ka socda wadamada deeqaha bixiya AMISOM iyo Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa la rajeynayaa inay kaqeybqaataan heerka ugu sareeya. Shirku waxaa lagu qabtey qeyb ka mid ah gebagebadii shirkii September 2017 ee […]

February 27th, 2018 | Posted in Wararka | Read More »

Uganda To Host AMISOM Leaders In Key Somalia Summit

Uganda’s President Yoweri Museveni will on March 2 convene a Summit of Troop Contributing Countries (TCCs) of the African Union Mission in Somalia (AMISOM) in Kampala. Leaders from the AMISOM contributing countries and and the Federal Republic of Somalia are expected to participate at the highest level. The Summit is being convened within the framework […]

February 27th, 2018 | Posted in english | Read More »

Somalis appreciate the appointment of Richard Moore as the country’s National boxing team coach.

The National Olympic Committee of Somalia has fully lauded for the appointment of a British coach Richard Moore as the head coach for the Somali National Boxing team.   In a statement, the president of Somali Olympic Committee president, Abdullahi Ahmed Tarabi, praised the recently revived Somali Boxing Federation for stepping into a quicker move […]

February 27th, 2018 | Posted in english,sports | Read More »

Gudoomiyaha G/Banadir oo gudoomiyey kulan looga hadlayey Xasilinta Caasimada+Sawiro

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa sheegay in maamulka iyo shacabka Gobolka ay ka go’an tahay sidii ay qeyb tooda uga qaadan lahaayeen qorshe-yaasha lagu dar-dar gelinayo xasilinta amniga Caasimadda. Eng. Yarisow oo guddoominayey kulan ay ka soo qeyb galeen Taliyeyaasha Ciidamada Booliska iyo Asluubta Dawladda Federaalka Soomaaliya, […]

February 27th, 2018 | Posted in Wararka | Read More »

Masar oo fulineysa hehiis ay la gashay dowladda Soomaaliya

Wasiirka beeraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Saciid Xuseen Ciid ayaa Magaalada Muqdisho kusoo dhaweeyay Wafdi ka socda wasaaradda Beeraha Dowlada Masar. Wafdigan ka socda Dowlada Masar ayaa Muqdisho u yimid Hirgalinta heshiis Hormarineed oo dhinaca beeraha ah oo ay hore u kala saxiixdeen Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Masar. Wasiirka beeraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa wafdigan kaga mahad […]

February 27th, 2018 | Posted in Wararka | Read More »

Flag Counter

Archives

Wareysi ku saabsan Xidhibaanada cusub ee Sweden Aaliyah Faduma iyo Mohamed Abdulkani

Dhageyso wareysi xiiso leh: Guushii xildhibaanada cusub ee Somali-Swedhishka ee golaha deegaanada