| | 1,967 views

Al-Fanaan Maxamed Macow “Waxaan talo ku soo jeedin lahaa in tiyaatarka Mogadishu loogu magacdaro…”

Barnaalijka xiddigaha Fanka ee Radio Somaliweyn oo uu marti ku ahaa Al-fanaan Maxamed Maclow ayaa waxaa uu soo jeediyey in labada tiyaatir ee Soomaaliya waa kan Mogadishu iyo Hargeysa laga bedelo magacyadooda loo badalo fanaaniinta ka ah allaha u naxariisto Khadiijo Cabdulaahi Daleys iyo Fanaanadii ugu horeysay ee Guduudo Carwo, talada uu soo jeediyey oo aheen in tiyaatarka Mogadishu loo bixiyo Tiyaatarka Khadiijo Cabdulahi Daleys iyo kan Hargeysana loo bixiyo Tiyaatarka Guduudo Carwo.

Wareysigaas oo aad u dheeraa waxaa inoo daadihineysa wariyaheen Ikraam Cali Kaar



Flag Counter



Barnaamijka Xidigaha Fanka waxaan maanta marti noogu ah Fanaanada Caasha Karaama *Dhageysi wacan*