| | 606 views

Dalxa “Afgooye waxa ay noqotay kawaan dadka lagu dilo”

Maxamed Cumar Dalxa oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Shacabka ee BFS ayaa ka hadlay ammaan darida baahsan ee ka jirta degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha Hoose.

Xildhibaan Dalxa ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay dilalka alaaba loogu geysto degmadaasi dadka Rayidka ah.

Waxaana uu tilmaamay in Afgooye ay noqotay Kawaan dadka lagu dilo, islamarkaana lagu laaynayo dadka waxtarka u leh bulshada ee ku dhaqan magaaladaasi.



Flag Counter

Archives

Wareysi ku saabsan Xidhibaanada cusub ee Sweden Aaliyah Faduma iyo Mohamed Abdulkani

Dhageyso wareysi xiiso leh: Guushii xildhibaanada cusub ee Somali-Swedhishka ee golaha deegaanada