| | 3,163 views

*Dhageyso* Axmad Xirsi “Waalidiinta waxaan u sheegayaa in ay mamnuuc tahay in caruurta la dilo laakiin…..”

Axmed Xisri oo ah qabiir soo bartay cilmiga arimaha bulshadda iyo siyaasadda (Social Politic) oo aan ka wareysan doodo sidii caruurta loogu tarbiyeyn lahaa waddamadda qurbaha gaar ahaan wadanka Sweden iyo hadii ay waalidiintii ay la soo gudboonaato sidii loo xalin lahaa, si ayran u dhicin in caruurta jod dun ay maraan ama caruurta laga qaato oo waalid kale loop geeyo.

Aqoonyahanka oo ka warbixinaayo dhibaatooyinka waalid haaysto waa aqoon darida haysato waalidiinta iyo cabsi ay waalidiinta ka cabsanaayaan waxyaabo aan sal iyo raad toona laheen, cabsidaas waxay salka ku haysaa aqoondarida iyo ismaandhaafka haysato waalidiin, waalidka soomaaliyeed sidii caruuta loo xanaaneeyo maloo baahno in loosheego laakiin waa inuu raadiyaa si ugu haboon ee shrciga qabo in lolla dhaqmo caruurta.

Wareysigan oo aad xiiso u leh waxaad kaga bogan kartan halkan.

Halkan ka Dhageyso



Flag Counter



Barnaamijka Xidigaha Fanka waxaan maanta marti noogu ah Fanaanada Caasha Karaama *Dhageysi wacan*