| | 2,483 views

Maansooley Daawo Mr.Midgaan Halgankii Suugaanta Xurnimada Q:12aad

Daawo Suugaanta Xuriyada Oo Xasuuso Qaabkii Eey Abwaaninta Soomaaliyeed Ku Cabirayeen Qiimaha Eey Leedahay Xurnimada Iyo Dhibaatooyinkii Uu Gumeystaha Uu Ku Hayay Shacbiga Iyo Geesiyaashi U Bareeray Ineey Naftooda U Huraan Ooo Geeri Ka Doortay Alaha U Naxariistee Iyo Baahida Loo Qabo In Laga Hortago Sii Joogitaanka Gumeystaha Waxaa Soo Diyaariyay Mr. Midgaan Soo Saaraha Barnaamijka Maansooley Wariye C/rashiid Cali Maalin Daawasho Wacan.





Wareysi ku saabsan Xidhibaanada cusub ee Sweden Aaliyah Faduma iyo Mohamed Abdulkani

Dhageyso wareysi xiiso leh: Guushii xildhibaanada cusub ee Somali-Swedhishka ee golaha deegaanada