| | 645 views

Somaliland oo loogu baaqey sii deynta Naciimo Qorane

Xarunta Xuquuqal Insaanka Somaliland ayaa xad-gudub dhinaca xuquuqul insaanka iyo sharciga Somalilandba ku tilmaamay xarigga Naciimo Axmed Ibraahim oo ku xiran Hargeysa maalintii toddobaad.

Xarunta ayaa war saxaafadeed ay soo saartay maanta kaga dalbatay maamulka Soomaaliland inay shi shuruud la’aan ah u sii daayaan gabadhaasi ka tirsan hal-abuurka da’ada yar ee Soomaaliyeed.

Wariyaha VOA Sahra Cabdi Axmed ayaa khadka taleefanka Hargeysa kula xiriirtay, Guuleed Axmed Jamac (DAFAC), guddoomiyaha xarunta xuquuqul insaanka ee Somaliland.



Flag Counter

Archives

Wareysi ku saabsan Xidhibaanada cusub ee Sweden Aaliyah Faduma iyo Mohamed Abdulkani

Dhageyso wareysi xiiso leh: Guushii xildhibaanada cusub ee Somali-Swedhishka ee golaha deegaanada