| | 401 views

Maxay ka dhigantahay tallaabada Mareykanka uu hogaamiyaha Hamas ugu aqoonsaday argigixiso?

Dowladda Mareykanka ayaa hogaamiyaha ururuka Hamas, Ismail Haniyeh ku dartay liiska argagixisada ee Mareykanka, kadib markii ay shegeen in Ismaciil loo aqoonsaday inuu yahay argagixiso caalami ah.

Mr Haniyeh ayaa sannadkii 2006 loo doortay Raysal wasaaraha Falastiin, bal wadamada reer galbeedka ayaa xiligaasi diiday inay la macaamilaan Ismail Haniyeh.

Afhayeen u hadlay Hamas oo lagu magacaabo Ismail Radwan waxaa uu sheegay in tallaabada Mareykanbka ay muujineyso in uu la saftay Israel.

Haddabo tallabada uu ku dhawaaqay Mareykanka iyo saameynta ay ku keeni karto ururrka Hamas iyo Ismail Haniyeh ayaan ka wareystay Axmed Tiir oo ka faalooda arrimaha bariga dhexe.

 



Flag Counter



Barnaamijka Xidigaha Fanka waxaan maanta marti noogu ah Fanaanada Caasha Karaama *Dhageysi wacan*