| | 789 views

Dhageyso: Caalim Iyo Ikram ”Burburka ku yimid dalka soomaaliya wuxuu saameyn weyn ugeytay burburka qoysaska soomaaliyeed…”

Barnaamijka Dhacdooyinka Todobaadka ee Somaliweyn Radio Gothenburg oo uu marti noogu ahaa Aqoonyahan Soomaaliyeed oo dagan dalka Finland ayaa wariyaheena iyo aqoonyahan ka doodeen dhibaatooyinka ka dhacay dalkeenii hooyo iyo saameynta ay ku yeelatay dadweynihii soomaaliyeed ee usoo qaxay aduunka dacaladeisa kala duwan.

Aqoonyahan oo aad uga faafooday kuna saleeyey in ay jirto aqoon dari aad u baltaran oo ku habsatay ummadda soomaaliyeed oo soo qaxday, iyo wadamadii ay yimaadeen oo dhaqano kale duvan ugn yimaadeen oo ay la qabsanwaayeen ayaa waxaa sababay in qoyska Soomaaliyeed oo dhibaateesnaa uu burbur ku yimaado.

Diod cilmiyeedkaas oo aan ka wareysan Maxamed Caalim oo aad u falanqeeyey iskuna dayey waxyaabaha keenay burburkaas iyo sidii looga bixi lahaa……

Barnaamijkaas oo ah taxe ah ayaa qeebtiisii 1aad halkan aan idinku soo bandhigi doonaa ee dhageysi wacan.

Halkan Ka dhageyso



*Dhageyso* Safiirka Soomaaliya ee Midowga Yurub oo ka hadlay xaalada Soomaalida ku dhibaateysan Liibiya