Home » February 28th, 2018 Entries posted on “February, 2018”

Al-Fanaan Maxamed Macow “Waxaan talo ku soo jeedin lahaa in tiyaatarka Mogadishu loogu magacdaro…”

Barnaalijka xiddigaha Fanka ee Radio Somaliweyn oo uu marti ku ahaa Al-fanaan Maxamed Maclow ayaa waxaa uu soo jeediyey in labada tiyaatir ee Soomaaliya waa kan Mogadishu iyo Hargeysa laga bedelo magacyadooda loo badalo fanaaniinta ka ah allaha u naxariisto Khadiijo Cabdulaahi Daleys iyo Fanaanadii ugu horeysay ee Guduudo Carwo, talada uu soo jeediyey oo […]

February 28th, 2018 | Posted in Wararka | Read More »

KDF, SNA Kill 23 Al-Shabaab Militants Near Kenyan Border In Clash

Combined joint task force of the Somali National Army (SNA) and Kenya Defense Forces (KDF) AMISOM contingent killed 23 members of Al-Shabaab terror group in Fahfahdun town situated in the South West prefecture of Gedo Province of Somalia. KDF conducted an assault targeting the new base of the terrorists in the outskirts of Fahfahdun town, […]

February 28th, 2018 | Posted in english | Read More »

Ugandan peacekeepers said to kill 2 Somali soldiers

Mogadishu – A Somali police official says two Somali soldiers were killed in a confrontation with African Union peacekeepers from Uganda. Colonel Ahmed Mohamed says the firefight occurred when the AU troops tried to force their way through a security checkpoint manned by Somali soldiers. He says the confrontation occurred in the capital, Mogadishu, after […]

February 28th, 2018 | Posted in english | Read More »

Digniin laga soo saaray weerarro Al-shabaab u qorshaysay magaalada Muqdisho

Sirdoonka reer Galbeedka ee ku sugan magaalada Muqdisho ayaa soo saaray digniin ku aaddan weerarro abaabulan oo Al-shabaab la damacsanyihiin Garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho iyo laba hotel oo ku yaalla wadada Makka Al-mukarrama, sida ay Warbaahinta u xaqiijiyeen saraakiil ka tirsan hay’adaha Amniga Soomaaliya. Farriimaha digniinta ah ayaa sheegaya in laba gaari oo qaraxyo sida […]

February 28th, 2018 | Posted in Wararka | Read More »

Netherlands oo Ciidankeeda kala baxeysa Soomaaliya

Dowladda Netherlands,ayaa ku dhawaaqday in ay ka baxday howlgalka dhinaca amaanka ah ee uu Midowga Yurub ka wada Soomaaliya. Dowladdu waxaa ay sheegtay in 15 Askari oo u badan tababarayaal iyo la taliyayaal dhinaca amaanka ah ay ku lahayd howlgalka Midowga Yurub ee Dowladda Soomaaliya looga caawiyo amaanka iyo tababarka Ciidanka. Netherlands,waxaa ay sheegtay in Bisha […]

February 28th, 2018 | Posted in Wararka | Read More »

Barnaamijka xiddigaha Fanka ee Radio Somaliweyn oo marti ku ah Cabdi Holland *Dhageyso*

Waxaa barnaamijka xiddigaha Fanka ee Radio Somaliweyn ayaa maanta waxaa mart noogu ah fanaanka weyn ee dhawaanahan laga daba dhacay Fanaan Cabdi Holland, waxaa inoo soo wareysatay Ikraam Cali Kaar oo barnaamijkaas inoo daadiso:

February 28th, 2018 | Posted in Wararka | Read More »

Ciidamada Dowladda oo goor dhow la wareegay deegaanka Moqakori

Wararka naga soo gaaraya Gobolka Hiiraan ayaa waxa ay sheegayaan in Ciidamada dowladda ay saakay la wareegeen deegaanka Moqakori ee gobolkaas oo ay ku sugnaayeen dagaalyahanada Al-Shabaab. Ciidamada dowladda oo xalay Saqdii dhexe ka baxay degmada Maxaas ayaa weeraray deegaanka Moqakori,waxana la sheegay in halkaasi uu ka dhacay dagaal culus ugu dambeyna ay ciidamada dowladda […]

February 28th, 2018 | Posted in Wararka | Read More »

Madaxweyne Waare oo baaq u diray Dowladda Soomaaliya

Madaxweynaha Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa ka hadlay xaaladaha abaareed ee ka jira deegaanada maamulkaasi. Waxaana uu sheegay in dhibaatooyin xoogan oo ay sababtay abaarta weli ay ka taagan tahay gobollada Hiiraan iyo Shaleeha Dhexe. Madaxweyne Waare ayaa xusay in dhibaatooyinkaasi ay ugu wacan tahay Wabiga Shabelle oo guray iyo khilaaf u dhaxeeya labada […]

February 28th, 2018 | Posted in dhageysi,Wararka | Read More »

Booliska Leicester oo qabtay Nin isku dayay in uu dilo Gabar Somali ah

Booliska Magaalada Leicester City ee Dalka Ingiriiska ayaa gacanta ku dhigay Nin magaciisa lagu sheegay Moore,kaas oo gaari uu watay isku dayay in uu jiirsiiyo Gabar Soomaali ah oo waddada mareysay. Ninkan ayaa la horgeeyay Maxkamadda iyada oo marqaatiyada degaanka ay sheegeen in Moore uu isku dayay in uu dilo Seynab Xuseen oo ah Gabar […]

February 28th, 2018 | Posted in Wararka | Read More »

Masaajid lagu burburiyay wadanka Sri Lanka ka dib iskudhac dhexmaray…

Ugu yaraan shan qof ayaa ku dhaawacantay, dhowr dukaamo iyo masaajidna waa la burburiyay ka dib iskudhac dhexmaray dadka haysta diinta Buddhism-ka iyo iyo muslimiinta laga tirada badan yahay ee bariga wadanka Sri Lanka, sida ay booliisku sheegeen Talaadadii. Xiisadda dib u soo cusboonaatay ee labada bulsho ayaa sii kordhaysay tan iyo sannadkii hore, iyada […]

February 28th, 2018 | Posted in Wararka | Read More »

Flag Counter

Archives

Barnaamijka Xidigaha Fanka waxaan maanta marti noogu ah Fanaanada Caasha Karaama *Dhageysi wacan*