Home » January 31st, 2018 Entries posted on “January, 2018”

Daawo: Wareysi aan la yeelanay ciyaaryahano ka tirsan kooxda Bergsjön sport Klubb (BSK)

Wareysi aan la yeelanay ciyaaryahano ka tirsan kooxda Bergsjön sport Klubb (BSK). wareeysigan waxaa daa daheeynayey Yoonis Khalif. Filim qaade. Axmed Afrax Yuusuf. Wareysi aan la yeelanay ciyaaryahano ka tirsan kooxda Bergsjön sport Klubb (BSK). wareeysigan waxaa daa daheeynayey Yoonis Khalif. Filim qaade. Axmed Afrax Yuusuf. Posted by Somaliwayn Radio & TV on Saturday, January […]

January 31st, 2018 | Posted in Wararka | Read More »

Yaa bixiyay amarka laggu dhisaayay dhulka Biyaaso Liibaro,Taabit Cabdi mise Yuusuf Xuseen Jimcaale ? (Daawo ama aqriso)

Duqa cusub ee magaaladda Muqdisho Abdirahmaan Cumar Cismaan Yariisow ayaa amarkisii koowaad ku joojiyay dhismaha ka socda dhulka Biyaaso Liibaro ee degmadda Xamar Jajab. Dhulkaan waxaa darbi ku wareejineysa shirkadda nadaafadda ee ECCO, waxaana maamulka cusub ee gobalka Banaadir uu baahiyay dukumentiyo sheegaya cidda bixisay amarka lagu dhisayo dhulkaan. Muuqaal la xiriir amarka laggu joojiyay […]

January 31st, 2018 | Posted in faallo,Wararka | Read More »

Odinga ka sokoow, waa kuwee raga kale ee Afrika isu dhaariyay madaxweynenimo?

Shalay waxaa madaxweynenimo isu dhaariyay hoggaamiyaha mucaaradka Kenya Raila Odinga, balse inta taariikhda la ogyahay kaligiis ma ahan qaaradda Afrika ragga kaligood is dhaariyay. Tusaale hoggaamiyaha mucaaradka Uganda Dr Kizza Bisigye oo muddo dheer mucaarad ku ahaa Yoweri Musavani ayaa is dhaariyay labo sano ka hor. Waxa uu soo saaray muuqaal muujinaya isaga oo loo […]

January 31st, 2018 | Posted in caalamka,Wararka | Read More »

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo joojiyey dhismaha dhulka Biyaaso Liibaro

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa maanta warqad uu soo saaray si rasmiya ugu joojiyey dhismaha ka socda dhulka danta guud ee Biyaaso Liibaro ee ku yaalla aagga Ceel gaabta ee degmada Xamar jajab. Guddoomiyaha ayaa hay’adaha ay khusayso ku wargeliyey joojinta hawlaha dhismaha ee socda waxana […]

January 31st, 2018 | Posted in Wararka | Read More »

Somali leaders, international partners and UN determined to make Somalia famine resistant

One year after Somalia declared drought as a national emergency, famine has so far been averted due to collective and unprecedented humanitarian action, and on Tuesday, the country marked a turning point towards ending the cycle of recurring crises, with the launch of a Government-led, United Nations-supported humanitarian response plan. At a high-level event in the capital […]

January 31st, 2018 | Posted in english | Read More »

Wasiir Cabdi Xoosh oo Jowhar kula kulmay madax ka tirsan maamulka Hirshabelle

Wafdi ballaaran oo uu hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil ayaa si wayn loogu soo dhaweeyay magaalada Jowhar ee Hirshabeelle. Wafdiga oo ay kamid ahaayeen xubno ka kala socday Guddiga La-socodka Dib-ueegista Dastuurka ee Baarlaamaanka Federaalka iyo Guddiga Madaxabaanaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka ayaa waxaa ku soo […]

January 31st, 2018 | Posted in Wararka | Read More »

Ciidamada nabad sugida Soomaaliya waxay la mid yihiin kuwa caalamka ee aan arrimahooda geli karin Dowlad iyo shacaba!

Dalkastaa waxa uu leeyahay ciidan nabad sugid qaran.Ciidankaa nabad sugida ee dawlad walbaa leedahay, waxay leeyihiin qaybo kala duwan oo shaqo. Waxay u xil saaran yihiin in ay amaanka dalka iyo qaranimada illaaliyaan. Hadaba dalkeena soomaaliya mudo dheer ma haysan ciidan kii nabad sugida qaranka in dib boorka looga jafo oo loo yagleelo, bacdamaa uu […]

January 31st, 2018 | Posted in faallo,Wararka | Read More »

Xildhibaan Axmed Taajir oo Kismaayo lagu xiray, iyo Iska hor imaad Kismaayo ka dhacay

Wararka ka imaanaya Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada Hoose ayaa sheegaya in Ciidamada Nabad sugidda Jubbaland ay Xireen Xildhibaan Axmed Cabdi Xasan (Axmed Taajir) oo shalay Xasaanadda ay ka qaadeen Xildhibaanada Jubbaland. Xildhibaanka ayaa maanta ka hadlay Go’aankii Xasaanadda looga qaaday waxa uu sheegay in wadadii loo maray aanan waafaqsaneen Dastuurka Maamulka. Waxa uu […]

January 30th, 2018 | Posted in Wararka | Read More »

RW Khayre oo ka Qayb galay Dood ku saabsan ka soo kabashada iyo Jawaab ka Bixinta Abaaraha Soomaaliya+Sawiro

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta ka qayb galay shir looga hadlayay dood ku saabsan ka hortaga iyo jawaab ka bixinta Abaaraha soo noq-noqda ee Soomaaliya.Waxaana ka soo qayb galay Wasiirka Maaliyadda, Wasiirka Qorshaynta, Wasiirka Howlaha Guud, Wasiirka Beeraha iyo Waraabka, Wasiirka Shaqada iyo Shaqaalaha, Wasiir ku xigeenka Abaaraha, iyo […]

January 30th, 2018 | Posted in Wararka | Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo dalka dib ugu soo laabtay kadib Shirkii Midowga Afrika

Muqdisho- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay, kadib markii uu ka qeybgalay Shir-Madaxeedkii 30-aad ee Midowga Afrika, oo shalay lagu soo gabogabeeyey magaaladda Addis Ababa ee Caasimadda Itoobiya. Madaxweynaha ayaa intii uu ku sugnaa Addis Ababa waxa uu si gaar ah ula kulmay Madaxweynayaasha qaar ka […]

January 30th, 2018 | Posted in Wararka | Read More »

Flag Counter

Archives

Barnaamijka Xidigaha Fanka waxaan maanta marti noogu ah Fanaanada Caasha Karaama *Dhageysi wacan*