| | 469 views

Wasaaradda Caafimaadka oo ku dhawaaqday in cudurka Juudaanka lagu arkay Soomaaliya

Wasiirka Wasaarada Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Fowsiyo Abiikar Nuur ayaa sheegtay in dalka lagu arkay Kiisas la xariira cudurka Juudaanka.

Waxaana ay tilmaamtay in dadka qaba cudurkaas haatan ay dhan yihiin tiro ahaan 1576 Qof oo isugu jira Caruur iyo Haween.

Fowsiyo Abiikar Nuur Wasiirka Caafimaadka XFS ayaa ugu baaqday shacabka Soomaaliyeed in aan la takoorin dadka la nool cudurkaasi.



Flag Counter

Archives

Barnaamijka Xidigaha Fanka waxaan maanta marti noogu ah Fanaanada Caasha Karaama *Dhageysi wacan*