| | 1,622 views

Ubaxa caasimadda: Waxay dhalinyaradaan ay isku xilqameen sidii wadankooda u dhisan lahaayeen *Dhageyso*

Ubaxa caasimadda waa Dhalinyaro iskood isku xilqaamay kana shaqeeya bilic soo celinta guud ahaan Magaalooyinka Somaaliya, waxay dhalinyaradaan ay isku xilqameen sidii ay wadankooda dib ugu qaabaysan lahayeen iyagoo aan ku tiirsanayn Gacan shisheeye ama Dowlad midna, tasoo sababtay in ay waxqabad muuqdo ay ka muujiyaan caasimada Mogadishu. Ubaxa caasimada waxaa la aas aasay 2016 kadib Markii la arkay in ay jiraan Baahiyo loo Qabo in la helo dhalinyaro iskood isku xilqaama oo Waqti, Maal iyo Muruqba Galiya wadankooda.

Sidaas darteeda waxaan wareysi la yeelanay Gudoomiyaha Ubaxa Caasimada Mudane Mohame Hussein Lafoole wareeysigan oo ku saabsan bilicda caasimada Muqdisho oo aay isku xilkhaameen dhalinyarda Ubaxa caasimad. Waa horumar horseed ka yihiin dhalinyaro. Hadaba fikirkiinu iyo taladiinu waa muhiim. Waxaa talooyinka ku soo gudbin kartaan Facebook ga si fariin ah. Waxaad si toos ah ugala socon karta barta Facebook iyo barta somaliweyn.

Wareysigan waxaa inoo qaaday wariyaheena Yoonis Khaliif.

Halkan Ka Dhageyso



Flag Counter

Archives



Wareysi ku saabsan Xidhibaanada cusub ee Sweden Aaliyah Faduma iyo Mohamed Abdulkani

Dhageyso wareysi xiiso leh: Guushii xildhibaanada cusub ee Somali-Swedhishka ee golaha deegaanada