| | 965 views

Dhageyso: Cumar Shariif Jeeg ” Degmadda Xamarweyne waxaa noqon doontaa meelaha ugu qurux badan caasimadda Mogadishu…”

Gudoomiyaha Degmada Xamarweyne mudane Cumar Shariif Jeeg oo aan ka wareysanay xaaladda degmada Xamarweyne ayaa wuxuu nooga faahfaahiyey horumarka ay gaartay iyo horumarka ay higsan doonto mustaqbalka, maadaama ay xamrweyne tahay caasimada Mogadishu xudunteeda ama Senterkeeda, loona baahan yahay in ay lamid noqoto sida caasimadha aduunka oo kale, ayuu wuxuu sheegay gudoomiyaha in hadda waxyaabo badan sax laga qabtay sida laamiyadaha oo dhismooyin lagu hayo isla markaasina howlaaha adeega bulshada la soo celiyo.

Gudoomiyaha asigoo waxbixin dheer ah siiyey cidaacadda Somaliweyn Radio ee dalka Sweden oo uu inoo wareysanaayey wariye Yoonis Khaliif ayaa waxaa uu dhacay sidatan

Halkan ka dhageyso wareysiga Gudoomiyaha degmadda Xamarweyn Cumar Shariif Jeeg

 



*Dhageyso* Safiirka Soomaaliya ee Midowga Yurub oo ka hadlay xaalada Soomaalida ku dhibaateysan Liibiya