| | 1,036 views

Faransiiska oo sheegay in hoggaamiyaha ISIS uu wakiil u yahay sirdoonka Yahuuda

Dowlada France ayaa shaacisay in hogaamiyaha Dowlada IIslaamka ISIS Abuu bakar Al Baqdaadi uu wakiil u yahay sirdoonka dowlada yuhuuda ee loo yaqaan MOSAD. Abuu Bakar Al Baqdaadi waa magac Been abuur ah magaciisa dhabta ahna waa SIMON ELLION waana Actor ( ARBE ) ay soo tababareen ciidamada sirdoonka Yuhuuda ee loo yaqaan Mossd, aabihii iyo hooyadiina waa Yuhuud.

Abuu Bakar Al baqdaadi ayaa loo soo tababaray in uu soo basaaso bulshooyinka Carabta iyo kuwa Islaamka wuxuuna wada shaqeyn la leeyahay sirdoonka dalalka Mareykanka, Ingiriiska iyo Yuhuuda ee kala ah CIA, MI 5 iyo MOSAD. Abuu Bakar Al baqdaadi ( SIMON ELLION ) ayaa abuuray kooxo argagixiso ah oo ka kala yimid dunida oo dhan, kuwaas oo ka howl gala Dalalka Syria, Iraq , Sudan, Tunisia, Libya, Masar, Mali , Afghanistan iyo Somalia.

Magaca been abuurka ah ee uu adeegsado hogaamiyaha Isis ayaa ah Ibraahin Ibnu Cawad Ibrahim Al badri Araduuci Hussein iyadoo magaciisa saxda ahna uu yahay SIMON ELLION. Thanks Independent.co.uk. 

By. Muse Mohamed Osman



Flag Counter

Archives

Barnaamijka Xidigaha Fanka waxaan maanta marti noogu ah Fanaanada Caasha Karaama *Dhageysi wacan*