| | 378 views

RW kheyre: “Intii yareyd oo Xukuumada ay jirtay horumar balaaran ayeey ku tilaabsatay”

Ra’iisul wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre Ayaa soo bandhigay waxyaabaha ay ku tilaabsatay xukuumadiisa muddadii yareyd ay jirtay.

Ra’iisul wasaare Kheyre ayaa sheegay in Xukuumadiisa ay ku guuleeystay in dhinacyada Amniga iyo hormarka ay ku tilaabsatay Xukuumadiisa.

Ra’iisul wasaaraha ayaa sheegay in Dowlada ay bixisay mushaaraadkii ay xaqa ay u lahaayeen shaqaalaha Dowlada.

Waxa uu sheegay in sanadkan Xukuumada ay ku tilaabsan doonto hormar intaas ka badan isaga oo shacabka Soomaaliyeedna ugu baaqay in ay taageeraan Dowlada.



Flag Counter

Archives

Barnaamijka Xidigaha Fanka waxaan maanta marti noogu ah Fanaanada Caasha Karaama *Dhageysi wacan*