Home » January 23rd, 2018 Entries posted on “January, 2018”

Madaxweyne Farmaajo: “Cadaado waa xarunta Baarlamaanka Galmudug”.

Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya oo kulan la leh Odayaasha Magaalada Cadaado ayaa sheegay in Magaalada Cadaado ay noqoneyso xarunta Baarlamaanka Maamulka Galmudug. Madaxweyne Farmaajo,Madaxweynaha Galmudug iyo madaxa Xukuumadda Galmudug,ayaa wadajir uga sheegay Magaalada Cadaado in ay fadhiga Baarlamaanka ahaaneyso halka Caasimadda Galmudugna ay tahay Dhuusamareeb. Madaxweyne Farmaajo ayaa markii labaad booqday Cadaado inta […]

January 23rd, 2018 | Posted in Wararka | Read More »

Ciidanka NISA iyo Alfa oo la wareegay Magaalada Hobyo

Safarka Madweynaha Soomaaliya ee Gobollada Dalka ayaa la filayaa in maanta la soo gaba gabeeyo iyada oo Madaxweynaha uu maanta tagayo Magaalada Hobyo oo ka kala tirsan Gobolka Mudug. Amniga Guud ee Hobyo ayaa aad loo adkeeyay, Waxaana Goobaha uu tagayo Madaxweynaha la wareegay Ciidanka Madaxweyne Farmaajo horay ukexeystay, Kuwii Galmudugna waxey sugayaan amniga meelaha […]

January 23rd, 2018 | Posted in Wararka | Read More »

Ciidanka NISA iyo Alfa oo la wareegay Magaalada Hobyo

Safarka Madweynaha Soomaaliya ee Gobollada Dalka ayaa la filayaa in maanta la soo gaba gabeeyo iyada oo Madaxweynaha uu maanta tagayo Magaalada  Hobyo  oo ka kala tirsan  Gobolka Mudug. Amniga Guud ee Hobyo ayaa aad loo adkeeyay, Waxaana Goobaha uu tagayo Madaxweynaha la wareegay Ciidanka Madaxweyne Farmaajo horay ukexeystay, Kuwii Galmudugna waxey sugayaan amniga meelaha […]

January 23rd, 2018 | Posted in Wararka | Read More »

Saddexdii arrimood ee soo dedejiyay xil ka qaadista Guddoomiye Taabit

Muddo saddex toddobaad gudahood ah ayaa wax waliba is bedeleen, kadibna natiijadii noqotay in xilka laga qaado mid ka mida mas’uuliyiintii ugu shacbiyadda iyo waxqabadka badnaa dowladda uu hoggaamiyo Maxamed C/llaahi Farmaajo oo aan weli sanad jirsan. Taabit Cabdi Maxamed wuxuu ahaa raggii ugu dhowaa ee madaxweyne Farmaajo oo qeyb ka ahaa ololihii doorashada, waxaana […]

January 23rd, 2018 | Posted in Wararka | Read More »

Maamulka Koonfur Galbeed oo sheegay in ay isku furayaan deegaannada Shabaab Go’doomiyeen

Maamulka Koonfur galbeed Soomaaliya ayaa sheegay in ciidamada Maamulkaas ay dhawaan bilaabi doonaan howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab kaas oo la isugu furayo Wadooyinka Go’doonsan. Afhayeenka Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Nuuradiin Yuusuf Gacma ayaa sheegay in ciidamada maamulka Koonfur Galbeed xiligii hore ay howlgalka la fulin jireen ciidamada AMISOM balse haatan kuwa Koonfur Galbeed kaliya […]

January 23rd, 2018 | Posted in Wararka | Read More »

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo ka qeybgalay shirka Ururka Islaamka ee Jidah+Sawiro

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga H.E. Amb. Ahmed Isse Awad ayaa uga qeybgalay Magaalada Jeddah ee Boqortooyada Saudi Arabia shir gaar ah oo Wasiirada Arrimaha Dibadda wadamada Islaamka ay kaga tashanayeen gantaal baalisti ah oo fallaagada Xuutiyiinta ay la beegsadeen Caasimadda Riyadh. Wasiir Axmed Ciise Cawad ayaa khudbad ku baxaysay Afka Carabiga ka jeediyay […]

January 22nd, 2018 | Posted in sawirro,Wararka | Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo kulamo wadatashi la qaatay culumada iyo odayaasha dhaqanka ee Caabudwaaq+Sawirro

Caabudwaaq-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulamo wadatashi ah kula qaatay magaalada Caabudwaaq culumada iyo odayaasha dhaqanka ayaa ugu baaqay in ay dardargeliyaan kaalinta ay ku leeyihiin nabadeynta iyo dib u heshiisiinta bulshada deegaanka. Madaxweynaha ayaa sheegay in odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed ay asaas u yihiin arrimaha dib u heshiisiinta, kaalin muhiim ahna […]

January 22nd, 2018 | Posted in sawirro,Wararka | Read More »

Cabdi Muriidi Ajakis: ”Waxaan ku shiribnaa markii roobka da’o: (Dhulka dhiiqo dhiiqo waaye dhinacaasaa ka mareynaa)…” Dhageyso

Wariye Ikraam Cali Kaar oo ka tirsan wariyayaasha idaacada somaliweyn ee dalka Sweden ayaa waxaa inoo suurta gashay in ay wareysi ka qaadno Cabdi Muriidi Ajakis oo ka tirsan bahda warbaahinta iyo fanaaniinta ku nool magaalada Mogadishi, mar aan ka wareysay taariikh nololeedkiisa faneed ayaa wuxuu u faahfaahiyey idaacada somaliweyn sweden. Wareysiga oo aad u dheer […]

January 22nd, 2018 | Posted in Wararka | Read More »

Golaha Horumarinta Qorsheynta Qaranka oo maanta shir uga furmay Muqdisho

Golaha Horumarinta Qorshaha Qaranka Soomaaliyeed  ayaa maanta shirkooda caadi ahaa ee bishii mar ay isugu  yimaadaan ku yeeshay magaalada Muqdisho,kaasi oo ay ka soo qeyb galeen Wasiirada Qorsheynta Dowlad Goboleedyada xubnaha ka ah Dowladda Federaalka iyo Dowladda dhexe. Waxaa kullanka diiradda lagu saaray Qodobo dhowr ah oo ay ka mid yihiin hanaanka wadajirka ah fulinta […]

January 22nd, 2018 | Posted in Wararka | Read More »

Kenya oo sheegtay inay baarayso Cisbitaalo looga shakiyay inay Daaweeyeen Maleeshiyaad Shabaab ah oo ku dhaawacmay Dagaalo.

Wararka ka imaanaya Gobolka Waqooyi Bari ee Kenya ayaa sheegaya in Ciidamad Kenya gaar ahaan kuwa ka howl galo gobolkaas ayaa cadeeyay inay jiraan Cisbitaalo ku yaalla gobolkaasi lagu daweeyay maleeshiyaad Al-Shabaab oo ku dhawaacmay weerarada ka dhaca gobolka waqooyi bari ee Kenya. Ciidamada Kenya ayaa sheegay in Deegaanada Lamu, Garissa,Tana Riva iyo dhulka ku […]

January 22nd, 2018 | Posted in Wararka | Read More »

Taaj Expess