Home » December 30th, 2017 Entries posted on “December, 2017”

Two Kenyans among Shabaab militants injured in US airstrike in Somalia

Two Kenyans are among terrorists injured after an airstrike by United States forces at an Al-Shabaab camp in Somalia on Christmas Eve. Mohamed Ahmed Farah alias Mohamed Kheir and Abdullahi Wilif from Wajir County survived the strike at the terrorists’ training camp at Ball Raho. They are currently being treated at Aus qurun medical camp, […]

December 30th, 2017 | Posted in english | Read More »

Duqaymaha Maraykanka ee Soomaaliya oo ay ku dhaawacmeen 2-Kenyan oo ka tirsanaa Shabaab.

Warbaahinta Kenya ayaa Baahiyay in Muwaadiniin Kenyan ah ay ku dhaawacmeen Duqayn uu Mareeykanku Soomaaliya ka geeystay, kuwaas oo ay sheegeen inay ahaayeen Rag ay laamaha amaanka Kenya la socdeen. Ragaan Kenyaatiga ah ayaa ka mid ahaa Al-Shabaab waxayna magacyadoodu kala ahaayeen Maxamed Axmed faarax iyo Cabdullahi Waliif kuwaas oo ka Badbaaday Duqayn uu Mareeykanku […]

December 30th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Deg Deg: Madaxweyne Farmaajo oo weerarkii lagu qaaday Guriga Senator Cabdi Qaybdiid uu ahaa Sharci daro.

Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Madaxweynaha Soomaaliya ayaa cambaareeyay weerarkii lagu qaaday Guriga Senator Cabdi Xasan Cawaale Qaybdiid, wuxuuna amray in si deg deg ah loo baaro ciddii ka dambeysay weerarkaasi sharcigana la waafajiyo. Madaxweynaha ayaa sheegay in Howlgalkaasi uu ahaa mid sharci darro ah, wuxuuna Taliyaha xoogga ku amray inuu soo baaro falkaasi iyo ciddii amartay. […]

December 30th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

A prominent journalist arrested in Jowhar,Somalia

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) condemns in the strongest terms possible the arrest of a Somali journalist in the town of Jowhar, the Headquarters of Hirshabelle State, 90 km North of the Somali capital Mogadishu, on Thursday afternoon, December 28,2017 by the police. Abdishakur Abdullahi Ahmed known as Shaashaa who is the Director […]

December 30th, 2017 | Posted in english | Read More »

Gen. Cabdi Qaybdiid “Waxaa la bililiqaystay Gurigayga, waxaa la jir dilay Xaaskayga, Taasina aniga uma dulqaadan doono..”

Senator Cabdi Xasan Cawaale Qaybdiid oo warbaahinta la hadlay ayaa faah faahin ka bixiyay weerarkii lagu qaaday Gurigiisa, wuxuuna Shir jaraa’id uu ku qabtay Gurigiisa isaga iyo Xildhibaano kale uu ku sheegay in Gurigiisa ay soo galeen Ciidamada Nabad sugidda gaar ahaan kuwa afka duuban ee Imaaraadka tababaray wuxuuna sheegay inay hanti badan ka qaatayn. […]

December 30th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Gudoomiyaha Aqalka Sare oo Daah-furay Madasha AGA ee Horumarinta Afka Hooyo iyo Hal-abuurkiisa

Munaasabad si qurux badan loo soo agaasimay looguna tala galay Daah-furka Madasha AGA ee Horumarinta Afka Hooyo iyo Hal-abuurkiisa, ayna ka soo qeyb galeen madax ka kala socotay Aqalka Sare ee Baarlammaanka, Golaha Wasiirada, Xildhibaano, masuuliyiinta Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga, naadiyada akhriska iyo qoraalka, Aqoonyahano iyo Marti-sharaf aad u fara badan ayaa maanta lagu qabtay Magaalada Muqdisho. […]

December 30th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Al Shabaab oo gubay Saldhigyo Ciidan oo ku yaal dalka Kenya

Ururka Al-shabaab ayaa gubay laba xero Booliiska Kenya ay ku lahaayeen degaanka Ijara ee gobolka Waqooyi bari,sida ay soo werisay Idaacadda Capital FM. Idaacadda ayaa sidoo kale sheegtay in Alshabaab ay burburiyeen Qalabkii Isgaarsiinta ee degaankaasi, islamarkaana ay sii ka xaysteen gaari nooca land cruiser oo Booliisku ay lahaayeen. Sarkaal sare oo ka tirsan Booliiska […]

December 30th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Feysal: “Diyaaradii Muqdisho ka amar qaadata ee hawadeena soo marta waan soo rideynaa..”

Guddooomiyaha Xisbiga UCID ee Soomaaliland Faysal Cali Waraabe ayaa ku hanjabay inay soo ridayaan diyaaradii amarka Somaliland diida ee hawadooda marta. Isagoo maanta ka hadlayey munaasabad lagu dooranayo Gudoomiyaha ururka Saxafiyiinta Somaliland ee SOLJA ayuu sheegay inay sharci darro tahay in dowlada Soomaaliya ay sheegato maamulka hawada Somaliland, taasina aan la aqbali karin. “Hawadeenna cidina […]

December 30th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Fresh U.S Air Strike Kills Four al-Shabab, Destroys Bomb West of Mogadishu

MOGADISHU, Somalia — The U.S. military says a new airstrike in Somalia has killed four members of the al-Shabab extremist group and destroyed a vehicle carrying explosives near the capital. The statement from the U.S. Africa Command says the airstrike Wednesday evening about 25 kilometers (15 miles) west of Mogadishu prevented the bomb from being […]

December 30th, 2017 | Posted in english | Read More »

Warbixin ku saabsan Maraykanka iyo Weerardii uu ka fuliyay sanadkan 2017 Soomaaliya 

Dowladda Mareyka ayaa sanadkan dhamaadka ah Soomaaliya ka geystay Duqeymo diyaaradeed oo ka badan Sanadihi La soo dhaafay Taasi oo La shegayo in ay timid, kadib markii uu madaxweyne Trum la wareegay talada dalkaasi Mareykanka wuxuuna kordhiyay Weerarada loo geysto Kooxaha Argigixisada ah. Warbixin ay soo saareen waaxda warfaafinta Mareykanka ayaa lagu sheegay in 2017 […]

December 30th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »



Wareysi ku saabsan Xidhibaanada cusub ee Sweden Aaliyah Faduma iyo Mohamed Abdulkani

Dhageyso wareysi xiiso leh: Guushii xildhibaanada cusub ee Somali-Swedhishka ee golaha deegaanada