| | 336 views

Hay’adda Culimadda Soomaaliyeed oo war ka soo saartay Khilaafka Siyaasadeed ee dalka.

Hay’adda Culimadda Soomaaliyeed ayaa war ka soo saartay dhacdooyinkii ugu dambeeyay ee Siyaasadeed ee ka dhacay Gudaha Soomaaliya.

Culimadda Soomaaliyeed ayaa horay qaar ka mid ah Siyaasiyiinta dalka ugu eedeeyay inay waddaan dhibaatooyin kala duwan.

Hadaba Qoraalka Culimada ayaa u qornaa Sidan:



Taaj Expess