| | 310 views

Guddiga Joogtadda Baarlamaanka oo ka soo Horjeystay Dalabka Xeer Ilaaliyaha Qaranka ee ah Xasaanad ka Qaadista labo Xildhibaan

Guddiga joogtada ee Golaha shacabka oo uu hogaaminayo guddoomiyaha Golaha shacabka Prof. Maxamed Cusmaan Jawaari ayaa ku gacan seeray soo jeedintii Xeer Ilaaliyaha Qaranka Axmed Cali Daahir ee la xiriirtay in laba xildhibaan Xasanaada lagala noqdo.

Kulan maanta ay Muqdisho ku yeesheen Guddiga Joogtada ee Golaha Shacabka ayaa lagu soo saaray qoraal ay kaga hadlayeen Dalabka kaga yimid Xeer-ilaaliyaha Qaranka Soomaaliya Axmed Cali Daahir.

Dhan kakale arintaan aya ku soo aaday xili horay uu Axmed Cali Daahir u soo eedeeyay laba xildhibaan oo ka tirsan Baarlamanka Soomaaliya.

Hadaba Qoraalka Gudiga Joogtada Hoos ka aqriso:



Taaj Expess