| | 1,313 views

Toos U Daawo: Munaasabadda daah-furka Qalabka Maamulka Hawada Soomaaliya oo ka socoto

Madaxweynaha  Soomaaliya Maxamed C/llaahi Maxammed(Farmaajo) ayaa ka qeyb galaya munaasabadda daah-furka xarunta Qalabka Hawada Soomaaliya oo haatan ka socota magaalada Muqdisho.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa xariga jaraya xarunta Maamulka Hawada Soomaaliya,wuxuuna  halkaasi ka jeedin doona khudbad taariikhi ah oo ka hadleysa muhiimadda ay leedahay soo wareejinta Hawada Soomaaliya iyo dadaalka Dowladda ay ku bixisay.

Sidoo kale, Munaasabada waxaa ka qeyb galaya Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda,Wasiiro,Xildhibaano,Saraakiil Ciidan iyo Xubno Wasiiro hore.

Posted by Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed on Wednesday, December 27, 2017



Flag Counter

Archives

Barnaamijka Xidigaha Fanka waxaan maanta marti noogu ah Fanaanada Caasha Karaama *Dhageysi wacan*