| | 1,029 views

Waa maxay Tubaakada loo yaqaanoTaanbuu?

Smokelles Tobacco wa eray bixin caalami ah taas oo lo adegsado waxyabaha la yirahdo tubakada an qaaca lahayn.

Dunida waxa laga qoray maqaalo caalami ah taas oo looga hadlayo dhibatooyinka aay ledahay isticmalka madoyinkas.

Hadaba waqti xadirkan somaliya waxa kuso badanaya isticmalka waxa ay dhalinyarada u yaqanan taanbuuga taas oo halis caafimad ku leh dadka isticmalaya.

Hadaba melaha ugu badan dunida ee laga isticmalo hot filter khaini (taabu) waa dalka hindiya oo ah wadanka lagu sameyo hada.
Cilmi baris laga sameyay dalka india aya shegaya in 40 second walba uu qof u geriyodo dhibatada tobacco.

Hadaba tabuda somaliya laga isticmalo maxay ka kobantahay ka eeg sawirka 2.

Waxyabaha ay kobantahay darted hadaba qofka isticmalo waxa u halis ugu jira inay ku dhacan cudurada hoos ku qoran.

1. Cancerka ku dhaca afka
2.cancerka ku dhaca dhunta
3.cancerka ku dhaca sambabada
4.cancerka ku dhaca pancreas
4.cudurada ku dhaca.wadnaha
5 . Sameyn uu ku yeesho awoda dhalmada qofka
6. Hoyoyinka uurka leh oo umula ciyal an waqtigoda dhaman (premature birth).

Cunista Taabuuga yaysan xiligan u kala soocneyn Dhalinyarada wiil iyo Gabarba.

Fadlan walal ka dhaf naftaada waxa dhawacaya oo halis ku ah cafimadkaaga.

Waxaa Diyaariyay: Cali Alasow





Wareysi ku saabsan Xidhibaanada cusub ee Sweden Aaliyah Faduma iyo Mohamed Abdulkani

Dhageyso wareysi xiiso leh: Guushii xildhibaanada cusub ee Somali-Swedhishka ee golaha deegaanada