| | 585 views

Dad xoolo dhaqato ah oo lagu dilay Gobolka Galgaduud

Wararka ka imaanaya  Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in Maleeshiyaad hubeysan ay rag xoolo dhaqato ahaa ku Dileen Gobolkaasi.

Dilkan ayaa ka dhacay Degmada Balanbale iyodoona Raga la Dilay ay gaarayaan ilaa iyo labo ruux oo kamid ah Xoolo dhaqatada Degmadaasi.

Mid ka mid Dadka ku dhaqan Balanbale oo la hadlay Idaacadda Shabelle ayaa sheegay in sababta Dilkan ka danbeysay ay tahay aano Qabiil.



Flag Counter

Archives



Barnaamijka Xidigaha Fanka waxaan maanta marti noogu ah Fanaanada Caasha Karaama *Dhageysi wacan*