Home » December 31st, 2017 Entries posted on “December, 2017”

WAR-SAXAAFADEED Kasoo Baxay Xafiiska Xisbiga (SDP)- SWEDEN

Xisbiga Dimuqradiyadda Soomaaliya (SDP) Waa Xisbi Siyaasadeed oo Madax-banaan Kana Shaqeeya Arimaha Siyaasadda, Dimuqradiyadda, Cadaaladda, Difaacidda Dadka u Dhaq-dhaaqa Siyaasadda Soomaaliya, Nabada. Xisbiga Fadhagiisu Waa Dalka Sweden. Qorshayaasha Xisbiga (SDP) Waa Sidii Dalka Looga Sameyn Lahaa Dib-U heshiisiin Baahsan, Wax ka Qabashada Arimaha Bulshadda, Dhaqaalaha, Hiddaha Iyo Dhaqanka Soomaaliyeed, Caafimaadka, Waxbarashadda, Dhowrista Xaquuqul Insaanka, Xoriyadda […]

December 31st, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Sannadkii Beenta 2017-Ka ha naga dhamaado!!!

Waxaan ka soo Jarmaaday xaafadda Madiino-Mogadishu,2: am A) Waxaan imid Hotel Maka Al-Mukarama, waxaa i soo ag fadhiistay nin aan waji garanayo, wuxuu igu yiri: Ma maqashay in Guriga Senator: Cabdi qaybdiid la galay? Waxaan ku iri : Radio Kulmiyaan ka maqlay. Wuxuu igu yiri: Ma taqaan sababta loo galay: waxaan ku iri: maya. Wuxuu […]

December 31st, 2017 | Posted in faallo,Wararka | Read More »

Guddiga Joogtadda Baarlamaanka oo ka soo Horjeystay Dalabka Xeer Ilaaliyaha Qaranka ee ah Xasaanad ka Qaadista labo Xildhibaan

Guddiga joogtada ee Golaha shacabka oo uu hogaaminayo guddoomiyaha Golaha shacabka Prof. Maxamed Cusmaan Jawaari ayaa ku gacan seeray soo jeedintii Xeer Ilaaliyaha Qaranka Axmed Cali Daahir ee la xiriirtay in laba xildhibaan Xasanaada lagala noqdo. Kulan maanta ay Muqdisho ku yeesheen Guddiga Joogtada ee Golaha Shacabka ayaa lagu soo saaray qoraal ay kaga hadlayeen […]

December 31st, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Madaxweyne Farmaajo iyo Senator Qaybdiid oo xalay ka wada hadlay Weerarkii Gurigiisa ay ku qaadeen Ciidamada Dowladda

Wararka laga helaayo Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa sheegaya in xalay xafiiskiisa ku qaabilay Senator Cabdi Xasan Cawaale Qaybdiid oo ay shalay Gurigiisa weerarayn Ciidamo ka tirsan Milatariga Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa la sheegay inuu Cabdi Qaybdiid ka dhageystay sida uu u dhacay weerarka iyo dhibkii gaaray Qoyskiisa iyo Hantidii Guriga u taalay, waxaana […]

December 31st, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Uganda oo dhamaystirtay inay ciidamadeeda Soomaaliya qeyb ka mid ah kala soo baxdo.

Dowladda Uganda ayaa ku dhawaaqday sheegtay in ay dhameestirayn la bixitaanka qaybta koobaad ee Ciidamada ka jooga Soomaaliya kadib hadal ay dhawaan soo saartay Dowladda Uganda. Uganda ayaa si buuxda ugu sheegtay qoraal au soo saartay inay Soomaaliya kala baxday 281 Askari oo ka mid ah Ciidankeeda ka jooga Soomaaliya taasina ay soo afjareyso wijiga […]

December 31st, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Uganda completes first withdrawal of troops from Somalia

KAMPALA- The Ugandan military said on Saturday it had completed the first withdrawal of 281 peacekeepers as part of condition-based drawdown of its over 6,000 troops deployed in volatile Somalia. Ugandan military spokesperson Brig. Richard Karemire told Xinhua that withdrawal of the troops is in compliance with the African Union and United Nations approved reduction […]

December 31st, 2017 | Posted in english | Read More »

Dowladda Soomaaliya oo markii ugu horaysay ka hadashay kala Iibsiga Xayawaanka Diin-Diinka

Waxaa maalmahaan dambe Magaalada Muqdisho ku soo badatay hadal haynta ah in Diinka ama Diidiinka uu noqday Qaali, iyadoo qaybaha kala duwan ee Bulshada ay si wayn u hadal hayaan sheekada ku saabsan kala iibsiga Diinka. Maxamed Cumar oo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Xanaanada Xoolaha ayaa Warbaahinta u sheegay inay tahay Sharci daro kala iibsiga […]

December 31st, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Hay’adda Culimadda Soomaaliyeed oo war ka soo saartay Khilaafka Siyaasadeed ee dalka.

Hay’adda Culimadda Soomaaliyeed ayaa war ka soo saartay dhacdooyinkii ugu dambeeyay ee Siyaasadeed ee ka dhacay Gudaha Soomaaliya. Culimadda Soomaaliyeed ayaa horay qaar ka mid ah Siyaasiyiinta dalka ugu eedeeyay inay waddaan dhibaatooyin kala duwan. Hadaba Qoraalka Culimada ayaa u qornaa Sidan:

December 31st, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Maamulka Jubbaland oo sheegay inay qabateen qarax Miinooo loo waday Dowladda Kenya.+Sawiro

Dowlad goboleedka Jubaland ayaa sheegay inay qabteen Qarax Miino oo loo waday dalka Kenya, kaas oo lagu qabtay duleedka degmada Baledxaawo ee gobolka Gedo. Maamulka Jubbaland ayaa xaqiijiyay in Qaraxaasi ay ku qabteen Hawlgal ay sameeyeen ciidamada ammaanka Jubbaland, iyagoo ciidamadu u suurtashay inay ka hortagaan qaraxaasi oo la rabay in gudaha Kenya la galiyo. […]

December 31st, 2017 | Posted in sawirro,Wararka | Read More »

Xogta weerarka guriga Gen Cabdi Qeybdiid

Sida warka nagu soo gaaraayo ayaa waxaa ay sheegayaan, waxaa jiray ciidamo ka tirsan xooga dalka oo ay tababareen imaaratku, dhowr bil ka hor ayaa waxa kala wareegay dowlada soomaaliya. Waxaa loo reebay ciidamo yar oo waardiye ka noqda safaaradda, waana kuwaas ciidamada saaka weeraray Guriga Senator Cabdi Qaybdiid. Madaxweyne Farmaajo ayaa amar ku bixiyay […]

December 30th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Flag Counter

Archives

Barnaamijka Xidigaha Fanka waxaan maanta marti noogu ah Fanaanada Caasha Karaama *Dhageysi wacan*